Difference between revisions 155204 and 155205 on sowiki

''Bogani waa mid ku saabsan beel ka mid ah dadka Soomaalida.''

Carab Saalax (Meheri), (carabic عرب صالح), ([[ Ingiriis arab saleh), waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay. wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay (contracted; show full)
* col. maxamed C/laahi Cabdule  
* Col Axmed carab Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaarada Gashaan dhigiga Dawlada Soomaliya
* Faysal warsame xildhibaan Dawlada fedral ka somlia, guddoomiyaha guddiga Arimah bulshada
* Maxamed dayib Guure Agaasimaha Arimah bulshada Dawlada Puntland
* Qays Cali Dhurwa Wasiir ku xigeen Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawlada hoose Dawlada Puntland
* Maxamuud ciise canjeelo author of the Somali Books
* Dr. Maxamuud 
(Shaywaal) dhakhtarki ugu horayay oo somali ah oo ku takha khusa sanka iyo cunaha

                                                                                                                Regions with significant
                                                                                                                   Languages
                                                                                                                     Somali
                                                                                                                   Religion
                                                                                                                      Sunni Islam
                                                                                                                    Related ethnic groups
                                                                                     Carab soomali,Shikhaal,Darood,Dir,Hawiye, Isaaq,Rahanweyn

== References ==
[[:en:Mehri_people|https://en.wikipedia.org/wiki/Mehri_people]]