Difference between revisions 155248 and 155249 on sowiki

'''''Bogani waa mid ku saabsan beel ka mid ah dadka Soomaalida.'''''

'''Carab Saalax (Meheri),''' '''(carabic عرب صالح)''', ([[ '''Ingiriis arab saleh'''), waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay. wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay caan ku yihiin dhaqashada geela iyo ariga,lo'da iyo fardaha. Carab saalax waxay degaan,  Puntland, Galmudug, Jubaland, Somaliland iyo sidoo kale Hiiraan,Jubbada Hoose,Banadir, Galguduud, Carab saalax boqolaal sano kahor waxay ganacsi isugu socon jireen soomaaliya iyo wadamada carabta oo dhan. Waana dad ganacsato ahaan jiray ahna ilaa iyo hada oo isku xiray soomaaliya iyo wadamada carabta iyo wadamada bariga iyo bartamaha afrika. Beesha carab saalx  waxay leedahay Aqoonyahano,Culmaa;udiin ,Ganaacsato,Generaalo caan ka ah gayiga soomliya .

== '''MEHERI(CARAB SAALAX) sub-clans''' ==
* '''Bin Nemer'''
   * Maxamuud Saalax
   *ismaciil Maxamuud 
   * cali maxamuud 
   * Naleeye maxamuud 
   * Muuse Maxamuud 
   * Faahiye maxamuud 
   * Cumar Maxamuud
   * Yaxye saalax
   * Cumar Muuse
   * Xasan Saalax 
     *reer xildiid
* Axmed Saalax
* Bir mashawle
      * cali Bir mashowle
* Bin Jidxi
 * Reer Cawad
* Bin cantuuni
* Bin Caqiil
{| class="wikitable"
! colspan="2" |Arab saalah Brother clans
|-
| colspan="2" |Carab Somali, , Reer Albani, Qaasim mutani, Reer Makami, Ugays labe, reer saalim dhagax, Deebaani, Xamuumi, reer timo dheere  .
|}

Arab Saalah (Meheri), (carabic عرب صالح), ([[ Ingiriis arab saleh), is a Somali clan,  the clan played an important role in the pre-independence era 
 History
According to early Islamic books and Somali tradition, Arab Salah (Meheri)fled his homeland in the Arabian Peninsula .

=== Siyaasiyiin (Prominent figures) ===
* Xaaji Yusuf Cigaal Waxa uu ka mid ahaa xubnahii gobonimo doonka ee SYL, waxa uu ahaa Xubin ka Mid ah Barlamaanka Dawladii  Soomaliya ee uu Madaxwaynaha ka haa Maxamed Siyaad Bare waxaana uu ahaa ganacsade wayn ka caan ah Soomaliya 
* cali xareed wasiir hore Wasaarada Caafimaad ka Soamlia, sidoo kale soo noqday  Wasiirka Wasaarada Duurjoogta ee Dawlada  kumeelgaarka soomaliya 
* saciid Xuseen Ciid wasiirka Wasaarda Xanaanada xoolaha  iyo Daaqa Dawlada Fedraalka  Soomaliya 2013-2016
* Cali Faysal Wasiir kuxigeenka hore wasaarada maaliyada Dawlada Soomaliya (2009–2012)
* colonel Axmed carab Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaarada Gashaan dhiga Dawlada Fedralka Soomaliya  Soomaliya
* Jen. Cabdullahi Cali Cumar (Daad) – Hogaamiyihii hore ee ciidamada Xooga Dalka Soomaliya 
* col. maxamed C/laahi Cabdule
* Ismail Qasim Naji (Ismaaciil Qaasim Naaji) – Hogaamiyihii hore ee ciidamada Xooga Dalka Soomaliya
* Khadiijo maxamed Diiriye wasiirki hore ee  wasaarada Haweenka iyo Arimaha Qoyska Dawlada Fedralka Soomaliya
* Faysal warsame xildhibaan hore ee Dawlada fedral ka somlia,  ahaan  guddoomiyaha guddiga Arimah bulshada
* Faysal xuseen Ciid wasiirka hore ee Wasaarada  Cafimaad ka Dawlada Goboleed ka Galmudug
* Xasan Xaashi Warsame Wasiir hore Hawlaha Guud Iyo Dib U dejinta Galmudug , ahna hada Wasiir ku xigeenka Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Dawlada Goboleed ka Galmudug
* c/wali seed cilmi wasiir kuxigeenka Wasaarada Xaanada Xoolaha iyo Daaqa Dawlada Goboleed ka puntland
* Maxamed dayib Guure Agaasime hore  Hayada Daryeelka iyo Arimah bulshada Dawlada Goboleed ka Puntland, soo noqday  uqaybsanaha  Arimaha Bini'adan nimada (humanitarian)  ka Dawlada fedralka Soomaliya 
* Qays Cali Dhurwa Wasiir  ku xigeen hore Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawlada hoose Dawlada Puntland
* Maxamuud ciise canjeelo Abwaan ahna qoraa (author) of the Somali Books
* Dr. Maxamuud (Shaywaal) dhakhtarki ugu horayay oo somali ah oo ku takha khusa cudurada sanka iyo cunaha iyo dawayntooda
                                                                                                                Regions with significant
                                                                                                                   Languages
                                                                                                                     Somali
                                                                                                                   Religion
                                                                                                                      Sunni Islam
                                                                                                                    Related ethnic groups
                                                                                     Carab soomali,Shikhaal,Darood,Dir,Hawiye, Isaaq,Rahanweyn

== References ==
[[:en:Mehri_people|https://en.wikipedia.org/wiki/Mehri_people]]