Difference between revisions 155250 and 155251 on sowiki

'''''Bogani waa mid ku saabsan beel ka mid ah dadka Soomaalida.'''''

'''Carab Saalax (Meheri),''' '''(carabic عرب صالح)''', ([[ '''Ingiriis arab saleh'''), waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay(contracted; show full)
* saciid Xuseen Ciid wasiirka Wasaarda Xanaanada xoolaha  iyo Daaqa Dawlada Fedraalka  Soomaliya 2013-2016
* Cali Faysal Wasiir kuxigeenka hore wasaarada maaliyada Dawlada Soomaliya (2009–2012)
* colonel Axmed carab Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaarada Gashaan dhiga Dawlada Fedralka Soomaliya  Soomaliya
* Jen. Cabdullahi Cali Cumar (Daad) – Hogaamiyihii hore ee ciidamada Xooga Dalka Soomaliya 

* colonel  maxamed C/laahi Cabdule
* colonel  C/risaaq Farax Wayrax
* Ismail Qasim Naji (Ismaaciil Qaasim Naaji) – Hogaamiyihii hore ee ciidamada Xooga Dalka Soomaliya
* colonel  maxamed C/laahi Cabdule
* colonel  C/risaaq Farax Wayrax
* Khadiijo maxamed Diiriye wasiirki hore ee  wasaarada Haweenka iyo Arimaha Qoyska Dawlada Fedralka Soomaliya
* Faysal warsame xildhibaan hore ee Dawlada fedral ka somlia,  ahaan  guddoomiyaha guddiga Arimah bulshada
* Faysal xuseen Ciid wasiirka hore ee Wasaarada  Cafimaad ka Dawlada Goboleed ka Galmudug
* Xasan Xaashi Warsame Wasiir hore Hawlaha Guud Iyo Dib U dejinta Galmudug , ahna hada Wasiir ku xigeenka Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Dawlada Goboleed ka Galmudug
(contracted; show full)
                                                                                                                      Sunni Islam
                                                                                                                    Related ethnic groups
                                                                                     Carab soomali,Shikhaal,Darood,Dir,Hawiye, Isaaq,Rahanweyn

== References ==
[[:en:Mehri_people|https://en.wikipedia.org/wiki/Mehri_people]]