Difference between revisions 155251 and 155255 on sowiki'''''Bogani waa mid ku saabsan beel ka mid ah dadka Soomaalida.''''' '''Carab Saalax (Meheri),''' '''(carabic عرب صالح)''', ([[ '''Ingiriis arab saleh'''), waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay(contracted; show full) * saciid Xuseen Ciid wasiirka Wasaarda Xanaanada xoolaha iyo Daaqa Dawlada Fedraalka Soomaliya 2013-2016 * Cali Faysal Wasiir kuxigeenka hore wasaarada maaliyada Dawlada Soomaliya (2009–2012) * colonel Axmed carab Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaarada Gashaan dhiga Dawlada Fedralka Soomaliya Soomaliya * Jen. Cabdullahi Cali Cumar (Daad) – Hogaamiyihii hore ee ciidamada Xooga Dalka Soomaliya * Jen. Ismail Qasim Naji (Ismaaciil Qaasim Naaji) – Hogaamiyihii hore ee ciidamada Xooga Dalka Soomaliya * colonel maxamed C/laahi Cabdule * colonel C/risaaq Farax Wayrax * Khadiijo maxamed Diiriye wasiirki hore ee wasaarada Haweenka iyo Arimaha Qoyska Dawlada Fedralka Soomaliya * Faysal warsame xildhibaan hore ee Dawlada fedral ka somlia, ahaan guddoomiyaha guddiga Arimah bulshada * Faysal xuseen Ciid wasiirka hore ee Wasaarada Cafimaad ka Dawlada Goboleed ka Galmudug (contracted; show full) Sunni Islam Related ethnic groups Carab soomali,Shikhaal,Darood,Dir,Hawiye, Isaaq,Rahanweyn == References == [[:en:Mehri_people|https://en.wikipedia.org/wiki/Mehri_people]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=155255.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|