Difference between revisions 155255 and 155279 on sowiki'''''Bogani waa mid ku saabsan beel ka mid ah dadka Soomaalida.''''' '''Carab Saalax (Meheri),''' '''(carabic عرب صالح)''', ([[ '''Ingiriis arab saleh'''), waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay(contracted; show full) * Xaaji Yusuf Cigaal Waxa uu ka mid ahaa xubnahii gobonimo doonka ee SYL, waxa uu ahaa Xubin ka Mid ah Barlamaanka Dawladii Soomaliya ee uu Madaxwaynaha ka haa Maxamed Siyaad Bare waxaana uu ahaa ganacsade wayn ka caan ah Soomaliya * cali xareed wasiir hore Wasaarada Caafimaad ka Soamlia, sidoo kale soo noqday Wasiirka Wasaarada Duurjoogta ee Dawlada kumeelgaarka soomaliya * saciid Xuseen Ciid wasiirka Wasaarda Xanaanada xoolaha iyo Daaqa Dawlada Fedraalka Soomaliya 2013-2016 * Qaasim xuseen Ninki Bander Qaasim "Bosaaso" Asaasay ahaana ganacsade ⏎ * Cali Faysal Wasiir kuxigeenka hore wasaarada maaliyada Dawlada Soomaliya (2009–2012) * colonel Axmed carab Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaarada Gashaan dhiga Dawlada Fedralka Soomaliya Soomaliya * Jen. Cabdullahi Cali Cumar (Daad) – Hogaamiyihii hore ee ciidamada Xooga Dalka Soomaliya * Jen. Ismail Qasim Naji (Ismaaciil Qaasim Naaji) – Hogaamiyihii hore ee ciidamada Xooga Dalka Soomaliya * colonel maxamed C/laahi Cabdule * colonel C/risaaq Farax Wayrax (contracted; show full) Sunni Islam Related ethnic groups Carab soomali,Shikhaal,Darood,Dir,Hawiye, Isaaq,Rahanweyn == References == [[:en:Mehri_people|https://en.wikipedia.org/wiki/Mehri_people]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=155279.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|