Difference between revisions 155547 and 156365 on sowikiGobalka Gedo waxa uudhacaa koonfur galbeed soomaaliya. Gedo waa Gobalka labaad ee ugu weyn Soomaaliya wuxuuna ku xigaa Gobalka bari. waana Gobalka kaliya ee kamid ah Gobalada Soomaaliya ee Xadka la leh labada dal ee Kenya iyo Ethiopia. Waxaana daga qaabiilo fara badan sida dir, daarood iyo digil iyo mirifle qabiilka ugu badan oo dago waa mareexaan. Gedo waxay ku jirtay deegaanada Soomaaliyeed ee nooca walba ula dagaalamay ; gumeystihii reer Yurub. Xilidambe Geelayda geiyga ay meerin jireen, "Waxay cuntiyo, ceel ay ka cabto ma waynine, Cabdille Gaab, Sheekh Cali iyo Ciyaa u jooga." Baardheere ilaa Baraawe ayaa ciidamo laga abaabulay kuwaas oo wiiqay awoodii gaalo madow ilaa lagu eryay xaduudaha Kiinya iyo Itoobiya. ''Italic text''== Gobolnimadii iyo Degmooyinka Gedo Magacaabistiisii Waxaa Goobjoog Ka Ahaa Hogaamiye Caan ahaa Oo Lagu MAgacaabi Jiray Cali Aadan Muumin Ali Aloore== Maamulkii gumeysiga iyo dowladihii dhexe ee Soomaaliya badadiyaa iskuma mashquulin maamul hoosaadka ummada Soomaaliyeed. Talyaani iyo Ingiriis mar walba danta ay ka lahaayeen Soomaaliya ayay fushanayeen markii la iska rogay reeryada gumeysi, Dowladihii kadanbeeyey wax horumar ah oo lataaban karo kama ayan sameynin gobolka Gedo oo kamid ah gobolada ugu khayraadka badan Soomaaliya. (contracted; show full)* 5.buurdhuubo * 6.ceelwaaq *7.beledxaawo * 8. Ceelcade *9. Suriyo *10.tuulobarwaaaqo {{Gobolada Soomaaliya}} All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=156365.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|