Difference between revisions 156365 and 160935 on sowikiGobalka Gedo waxa uudhacaa koonfur galbeed soomaaliya. Gedo waa Gobalka labaad ee ugu weyn Soomaaliya wuxuuna ku xigaa Gobalka bari. waana Gobalka kaliya ee kamid ah Gobalada Soomaaliya ee Xadka la leh labada dal ee Kenya iyo Ethiopia. Waxaana daga qaabiilo fara badan sida dir, daarood iyo digil iyo mirifle qabiilka ugu badan oo dago waa mareexaan. Gedo waxay ku jirtay deegaanada Soomaaliyeed ee nooca walba ula dagaalamay ; gumeystihii reer Yurub. (contracted; show full)== Degmooyinka gobolka gedo == Waa tobban dagmo * 1 [[baardheere]] * 2 [[Luuq ganaane]] * 3 [[Doolow]] * 4.garbahaareey * 5. buurdhuubo * 6.ceelwaaq *7 6.bealedxaawo⏎ * 8. Ceelcade *9. Suriyo *10.tuulobarwaaaqo {{Gobolada Soomaaliya}} All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=160935.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|