Difference between revisions 160935 and 161552 on sowikiGobalka Gedo waxa uudhacaa koonfur galbeed soomaaliya. Gedo waa Gobalka labaad ee ugu weyn Soomaaliya wuxuuna ku xigaa Gobalka bari. waana Gobalka kaliya ee kamid ah Gobalada Soomaaliya ee Xadka la leh labada dal ee Kenya iyo Ethiopia. Waxaana daga qaabiilo fara badan sida dir, daarood iyo digil iyo mirifle qabiilka ugu badan oo dago waa mareexaan. Gedo waxay ku jirtay deegaanada Soomaaliyeed ee nooca walba ula dagaalamay ; gumeystihii reer Yurub. (contracted; show full) Magaalooyin madaxda degmooyinka Gobolka Gedo sida Baardheere, Garbahaarreey, Luuq iyo ganaaneGarb jira dugsiyo waxbarasho oo leh heerar kala duwan. Magaalada Baardheere waxaa ku yaal Jaamacada Gedo iyo Kulyada Farsamada Baardheere ee [[Bardera Polytechnic]]. Ururo waxbarasho oo dadaal muuqda ka wada gobolka ayaa waxay maamulaan iskuulo leh heer hoose/dhexe ilaa sare. Waxaa ururadaas ka mid ah HIRDA, SEHO, G.E.D.O, iyo Markaleey Foundation. == Degmooyinka gobolka gedo == Waa tobban dagmo * 1 [[baardheere]] * 2 [[Luuq ganaane]] * 3 [[Doolow]] * 4.garbahaareey * 5.ceelwaaq * 6.baledxaawo {{Gobolada Soomaaliya}}Abdiqali ciise Axmed Waaaa khabiir ku takhakhusay cilmig sayniska wana Nin saynis yahan Abdiqali Waxa uu dhamtastay her jamacadeed Abdiqali Waxa uu waxabarashadiisa ku soo qatay waadanka markanka Abdiqali hada dadiisu Waa will dhalim yaro aha kana soo jeda gobolka togdheer Abdiqali Waa. Will Ilahay ku manaustay aqoon Iyo qurux Waaa will ka ugu yar ee sida tooska uga hawlgala dulimada diyaradaha shirkada ppA.earlier ee ka hawlgala qarada American Iyo yurub Abdiqali Waa will somaliya Kuna hadla luqado kala duwann sida somali,English,Greek,turkey,France,Ru's,China,Hindi,Arabic,German,spans', Iyo qarkale Abdiqali Waxa uu ku soo barbaray magalada Washington Abdiqali Waxa shaqo galisay shirkad dulimadka ee United States of America ila uu mamulkeda qaday dulimadka diyarda uu masulka ka tahay intay ku jirto hawada Abdiqali Waxa dalabaad kal duwan uga so baxayeen shirkado kala duwan oo Wadamada Canada New York London Abdiqali Waxa si khasa ugu dhagtay shirkadii gacanta usiidaysay Abdiqali waligii ma usan arag marka laga miyado mudo koban oo u jara wadankiisa somalia Abdiqali ayaa aha will dadiisu ay tahay 20 jir waxana uubilabay dulinadka 2010 ilaa hada oo ugacanta kula jiro dulimadka diyaradaha Abdiqali ciise Axmed ayaa Aha wilak kaliya ee somaliya ee ka shaqeeya shirkadaha dulimadka wadaabka maraykanka Abdirahman Diriye maxmud Adan All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=161552.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|