Difference between revisions 161552 and 161646 on sowiki

Gobalka Gedo waxa uudhacaa koonfur galbeed soomaaliya. Gedo waa Gobalka labaad ee ugu weyn Soomaaliya wuxuuna ku xigaa Gobalka bari. waana Gobalka kaliya ee kamid ah Gobalada Soomaaliya ee Xadka la leh labada dal ee Kenya iyo Ethiopia. Waxaana daga qaabiilo fara badan sida dir, daarood iyo digil iyo mirifle qabiilka ugu badan oo dago waa mareexaan. Gedo waxay ku jirtay deegaanada Soomaaliyeed ee nooca walba ula dagaalamay ;  gumeystihii reer Yurub.

Xilidambe Geelayda geiyga ay meerin jireen, "Waxay cuntiyo, ceel ay ka cabto ma waynine, Cabdille Gaab, Sheekh Cali iyo Ciyaa u jooga." Baardheere ilaa Baraawe ayaa ciidamo laga abaabulay kuwaas oo wiiqay awoodii gaalo madow ilaa lagu eryay xaduudaha Kiinya iyo Itoobiya.

''Italic text''== Gobolnimadii iyo Degmooyinka Gedo Magacaabistiisii Waxaa Goobjoog Ka Ahaa Hogaamiye Caan ahaa Oo Lagu MAgacaabi Jiray Cali Aadan Muumin Ali Aloore==
Maamulkii gumeysiga iyo dowladihii dhexe ee Soomaaliya badadiyaa iskuma mashquulin maamul hoosaadka ummada Soomaaliyeed. Talyaani iyo Ingiriis mar walba danta ay ka lahaayeen Soomaaliya ayay fushanayeen markii la iska rogay reeryada gumeysi, Dowladihii kadanbeeyey wax horumar ah oo lataaban karo kama ayan sameynin gobolka Gedo oo kamid ah gobolada ugu khayraadka badan Soomaaliya.

Gedo waa gobolka kelliya ee Soomaaliya ku yaal ee ey maraan laba webi Sida degmooyinka Beledxaawo iyo Dooloow waxaa mara wabiga Daawo, halka degmooyinka Luuq, Buurdhuubo iyo Baardheere uu Maro webiga Jubba, Degmada Luuq waa meel Jasiirad oo kale ah oo biyo ku hareereysan yihiin waxaana laga galaa Buundo aad u weyn oo ey dhistey Dowladii Hore ee Soomaaliya waana meelaha Soomaaliya ugu Barwaaqada badan oo sanadka oo idil dhirteedu ey cagaaran tahey,degmada Luuq waa halka uu ka bilowdo wabiga Jubba waxaana uu ka semysaa isku darka Sadexda webi ee Ganaane, Daawo,iyo weyb ee ka kala yimaada dalalka Kenya iyo Ethiopia waxaa kaloo jirta iyana il biyo leh oo u dhow degmada oo qeyb weyn ka qaadata biyaha webiga Jubba. dhamaan degmooyinka Gobolka intiisa badan waxaa dagan Mareexaan-Daarood, Raxanweyn iyo Dir,daaqa iyo Khayraadka gobolka waa mid loo wada siman yahay.

== Ganacsiga Degmooyinka Gedo ==
Nolosha dhaqandhaqaale ee gobolka Gedo wuxuu ku salaysanyahay lafdhabarna ah xoolaha nool iyo waxsoosaarka beeraha.

Gedo waa gobol ka mid ah Gobolada Soomaaliyeed ee hodanka u ah beeraha, xoolaha nool. Waxaa intaas goblka Gedo u dheer isaga oo dhaca xaduudo in ganacsiga u kala goosha wadamada uu xarun dhexe u hayay. Magaalooyinka [[Baardheere]], [[Luuq]] iyo Balad Xaawo ayaa ugu dhaqdhaqaaq badan.

== Waxbarashada ==
Gobolka Gedo waxaa ka dhisan nidaamyo waxbarasho walow aysan jirin dalad midaysa iyo Gudoon Waxbarasho oo heer degmo ama gobol ah.

Magaalooyin madaxda degmooyinka Gobolka Gedo sida Baardheere, Garbahaarreey, Luuq iyo ganaaneGarb jira dugsiyo waxbarasho oo leh heerar kala duwan. Magaalada Baardheere waxaa ku yaal Jaamacada Gedo iyo Kulyada Farsamada Baardheere ee [[Bardera Polytechnic]].

Ururo waxbarasho oo dadaal muuqda ka wada gobolka ayaa waxay maamulaan iskuulo leh heer hoose/dhexe ilaa sare. Waxaa ururadaas ka mid ah HIRDA, SEHO, G.E.D.O, iyo Markaleey Foundation.


Abdiqali ciise Axmed Waaaa khabiir ku takhakhusay cilmig sayniska wana Nin saynis yahan Abdiqali Waxa uu dhamtastay her jamacadeed Abdiqali Waxa uu waxabarashadiisa ku soo qatay waadanka markanka Abdiqali hada dadiisu Waa will dhalim yaro aha kana soo jeda gobolka togdheer Abdiqali Waa. Will Ilahay ku manaustay aqoon Iyo qurux Waaa will ka ugu yar ee sida tooska uga hawlgala dulimada diyaradaha shirkada ppA.earlier ee ka hawlgala qarada American Iyo yurub Abdiqali Waa will somaliya Kuna hadla luqado kala duwann sida somali,English,Greek,turkey,France,Ru's,China,Hindi,Arabic,German,spans', Iyo qarkale 

Abdiqali Waxa uu ku soo barbaray magalada Washington
Abdiqali Waxa shaqo galisay shirkad dulimadka ee United States of America ila uu mamulkeda qaday dulimadka diyarda uu masulka ka tahay intay ku jirto hawada 
Abdiqali Waxa dalabaad kal duwan uga so baxayeen shirkado kala duwan oo Wadamada Canada New York London Abdiqali Waxa si khasa ugu dhagtay shirkadii gacanta usiidaysay 
Abdiqali waligii ma usan arag marka laga miyado mudo koban oo u jara wadankiisa somalia 
Abdiqali ayaa aha will dadiisu ay tahay 20 jir waxana uubilabay dulinadka 2010 ilaa hada oo ugacanta kula jiro dulimadka diyaradaha Abdiqali ciise Axmed ayaa 
Aha wilak kaliya ee somaliya ee ka shaqeeya shirkadaha dulimadka wadaabka maraykanka 

Abdirahman Diriye maxmud Adan{{other uses}}
{{Infobox settlement
|name                   =Gedo
|native_name            =
|other_name             =جدو
|nickname               = 
|motto                  = 
|settlement_type        ='''[[Gobol]]'''
|image_skyline          =
|imagesize              = 
|image_caption          =
|image_flag             = 
|image_seal             = 
|image_shield           = 
|image_map              =Somalia regions map Gedo.svg
|mapsize                = 
|map_caption            =Meesha kaga taalo Soomaaliya.
|coordinates_display    =inline,title
|coordinates_region     =SO-GE
|subdivision_type       =Wadanka
|subdivision_name       ={{flag|Somalia}}
|subdivision_type1      =
|subdivision_name1      =
|seat_type              =Magaalomadax
|seat                   =[[Garbahaarreey]]
|government_type        = 
|leader_title           =
|Youth leader_name       = Cabdullahi Cabdi Maxamed (Dhagacade) SOMALI YOUTH DEVELOPMENT FOUNDATION (SYDF)
|Established_Year       =  2007
|established_date       =  01 January
|area_magnitude         = 
|area_total_km2         =
|population_as_of       = 
|population_note        = 
|population_total       =
|population_density_km2 = 
|timezone               =[[East Africa Time|EAT]]
|utc_offset             = +3
|coordinates_type       = type:adm1st_region:SO-GE_source:nlwiki
|latd=2|latm=26|lats=17|latNS=N
|longd=41|longm=29|longs=3|longEW=E	
|elevation_m            = 
|elevation_ft           = 
|postal_code_type       =  
|postal_code            =
|area_code              =
|website                = 
|footnotes              = 
}}

'''Gedo''' ({{lang-en|''Gedo''}}, {{lang-ar|جوبا الوسطى}}) waa [[gobol]] ka tirsan wadanka [[Soomaaliya]], kaasi oo dhaca meel u dhow xadka wadankaasi la wadaago [[Kiinya]].
Gobolka Gedo waxaa magaalomadax u ah magaalada [[Garbahaarreey]]. 

Sida ku xusan taariikhda [[Soomaali|dadka Soomaalida]] gobolkan waxaa la aasaasay wakhtigii 1980maadkii waxaana xad la leeyahay deegaanada [[Soomaali Galbeed]] ee wadanka [[Itoobiya]], Gobolka Waqooyi Bari ee [[Kenya]], iyo gobolka [[Bakool]], [[Baay]], [[Jubbada Dhexe]], iyo [[Jubbada Hoose]].

==Hordhac==
Gobalka Gedo waxa uudhacaa koonfur galbeed soomaaliya. Gedo waa Gobalka labaad ee ugu weyn Soomaaliya wuxuuna ku xigaa Gobalka bari. waana Gobalka kaliya ee kamid ah Gobalada Soomaaliya ee Xadka la leh labada dal ee Kenya iyo Ethiopia. Waxaana daga qaabiilo fara badan sida dir, daarood iyo digil iyo mirifle qabiilka ugu badan oo dago waa mareexaan. Gedo waxay ku jirtay deegaanada Soomaaliyeed ee nooca walba ula dagaalamay ;  gumeystihii reer Yurub.

== Ganacsiga Degmooyinka Gedo ==
Nolosha dhaqandhaqaale ee gobolka Gedo wuxuu ku salaysanyahay lafdhabarna ah xoolaha nool iyo waxsoosaarka beeraha.

Gedo waa gobol ka mid ah Gobolada Soomaaliyeed ee hodanka u ah beeraha, xoolaha nool. Waxaa intaas goblka Gedo u dheer isaga oo dhaca xaduudo in ganacsiga u kala goosha wadamada uu xarun dhexe u hayay. Magaalooyinka [[Baardheere]], [[Luuq]] iyo Balad Xaawo ayaa ugu dhaqdhaqaaq badan.

== Waxbarashada ==
Gobolka Gedo waxaa ka dhisan nidaamyo waxbarasho walow aysan jirin dalad midaysa iyo Gudoon Waxbarasho oo heer degmo ama gobol ah.

Magaalooyin madaxda degmooyinka Gobolka Gedo sida Baardheere, Garbahaarreey, Luuq iyo ganaaneGarb jira dugsiyo waxbarasho oo leh heerar kala duwan. Magaalada Baardheere waxaa ku yaal Jaamacada Gedo iyo Kulyada Farsamada Baardheere ee [[Bardera Polytechnic]].

Ururo waxbarasho oo dadaal muuqda ka wada gobolka ayaa waxay maamulaan iskuulo leh heer hoose/dhexe ilaa sare. Waxaa ururadaas ka mid ah HIRDA, SEHO, G.E.D.O, iyo Markaleey Foundation.

==Sidoo kale fiiri==
* [[Gobolada Soomaaliya]]
* [[Liiska magaalooyinka Soomaaliya|Magaalooyinka Gobolka Gedo]]

==Tixraac==
{{reflist}}
{{Magaalooyinka Gobolka Gedo}}
[[Category:Gedo]]
[[Category:Soomaaliya]]