Difference between revisions 157798 and 157799 on sowikiBOQORTOOYADA GAALJECEL ★★★★★★★ Isirka iyo Abtirka Tolka Gaaljecel ★★★★★★★ Tolwaynaha Gaaljecel waa qabiil kamid ah qabaa'isha Somaliyeed ee ugu tiro badan koonforta iyo bartamaha Soomaaliya waxeyna kamid tahay beelaha nabadda iyo Diin jaceylka lagu yaqaan. (contracted; show full) Cali Makaahiil waxa uu dhalay laba wiil oo kala ah : ~ Maxamad waxa uu dagaa Harar dhulka soomaali galbeed, gobalka Awdal iyo Jabuuti ~Faarax waxa uu dhalay Hilowle, oo isagana dhacay Caalin: Caalin Hilowle, waxa uu ahaa hogaamiye cadaalad ah, waxa uu dhalay todobo wiil oo kala ah: 1. Nuur Caalin ⏎ ⏎ ⏎ ⏎ 2. Samatar Caalin 3. Wacees Caalin 4. Borrow Caalin 5. Xasan Caalin 6. Cumar Caalin 7. Maxamuud Caalin ● Yabar Makaahiil: waxay u kala baxdaa: ~ Muuse Yabar: waa mintidiin hal adag, jilib culus dagaalada aan la loodin Karin. ~ Aadan Yabar: waxa uu u kala baxaa afar laf oo kala ah : 1. Dhooroow Aadan (contracted; show full)20. Ugaas Cilmi 21. Ugaas Muxumud 22. Ugaas Cabdullaahi [[Laashin Iimaan Axmed [email protected]]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=157799.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|