Difference between revisions 157799 and 157800 on sowiki

BOQORTOOYADA GAALJECEL
★★★★★★★ Isirka iyo Abtirka
Tolka Gaaljecel ★★★★★★★

Tolwaynaha Gaaljecel waa qabiil kamid ah qabaa'isha  Somaliyeed ee ugu tiro badan koonforta iyo bartamaha Soomaaliya waxeyna kamid tahay beelaha nabadda iyo Diin jaceylka lagu yaqaan.
(contracted; show full)★ Cali Makaahiil oo loo yaqaan oo uu ku caan baxay {Odacad Deeqle} ama {Jabiiq} Waa curudka Makaahiil waxa lagu yaqaanaa geesinimo ,deeqsinimo, dagaalyahanimo, xornimo doon , gumaysi diid iyo gobonimo u dirir. 
Cali Makaahiil waxa uu dhalay laba wiil oo kala ah :

~ Maxamad waxa uu dagaa Harar dhulka soomaali galbeed, gobalka Awdal iyo Jabuuti

~Faarax waxa uu dhalay Hilowle, oo isagana dhacay Caalin:
Caalin Hilowle, waxa uu ahaa hogaamiye cadaalad ah, waxa uu dhalay todobo wiil oo kala ah: 

                                                                            1. Nuur Caalin    
                                      2. Samatar Caalin
                                                                            3. Wacees Caalin              
                                      4. Borrow Caalin 
                                                                            5.   Xasan Caalin               
                                      6. Cumar Caalin 
                                                                    7. Maxamuud Caalin

● Yabar Makaahiil: waxay u kala baxdaa:
~ Muuse Yabar: waa mintidiin hal adag,  jilib culus dagaalada aan la loodin Karin. 

~ Aadan Yabar: waxa uu u kala baxaa afar laf oo kala ah :
1. Dhooroow Aadan
2. Ciraaq Aadan
(contracted; show full)20. Ugaas Cilmi

21. Ugaas Muxumud

22. Ugaas Cabdullaahi      


[[Laashin Iimaan Axmed [email protected]]]