Difference between revisions 165468 and 165469 on sowiki

Bogani waa mid ku saabsan Beel ka mid ah dadka Soomaalida.

'''Carab Saalax (Meheri), (carabic عرب صالح)''', ([[ Ingiriis arab saleh), waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay. wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay caan ku yihiin dhaqashada geela iyo ariga,lo'da iyo fardaha. Carab saalax waxay degaan, Puntland, Galmudug, Jubaland, So(contracted; show full) <nowiki> </nowiki> * Reer Jidxi 
 <nowiki> </nowiki> *Reer Cawad
 <nowiki> </nowiki> *Reer cantuuni
 <nowiki> </nowiki> *Reer Caqiil
 <nowiki> </nowiki> *Reer 
 <nowiki> </nowiki> *Reer qaasim
 <nowiki> </nowiki> *Reer Albani

'''Arab Saalah (Meheri)''', (carabic عرب صالح), ([[ Ingiriis arab saleh), is a Somali clan, the clan played an important role in the pre-independence era History

Siyaasiyiin (Prominent figures)
* cali xareed wasiir hore Wasaarada Caafimaad ka Soamlia, sidoo kale soo noqday Wasiirka Wasaarada Duurjoogta ee Dawlada kumeelgaarka soomaliya
* saciid Xuseen Ciid wasiirka Wasaarda Xanaanada xoolaha iyo Daaqa Soomaliya 2013-2016
* Cali Faysal Wasiir kuxigeenka hore wasaarada maaliyada Dawlada Soomaliya (2009–2012)
(contracted; show full)
* Qays Cali Dhurwa Wasiir ku xigeen hore Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawlada hoose Dawlada Puntland
* Maxamuud ciise canjeelo Abwaan ahna qoraa (author) of the Somali Books
* Dr. Maxamuud (Shaywaal) dhakhtarki ugu horayay oo somali ah oo ku takha khusa cudurada sanka iyo cunaha iyo dawayntooda

References

https://en.wikipedia.org/wiki/Mehri_people