Difference between revisions 165469 and 165470 on sowiki

Bogani waa mid ku saabsan Beel ka mid ah dadka Soomaalida.

'''Carab Saalax (Meheri), (carabic عرب صالح)''', ([[ Ingiriis arab saleh), waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay. wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,b(contracted; show full)
* Maxamed dayib Guure Agaasime hore Hayada Daryeelka iyo Arimah bulshada Dawlada Goboleed ka Puntland, soo noqday uqaybsanaha Arimaha Bini'adan nimada (humanitarian) ka Dawlada fedralka Soomaliya
* Qays Cali Dhurwa Wasiir ku xigeen hore Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawlada hoose Dawlada Puntland
* Maxamuud ciise canjeelo Abwaan ahna qoraa (author) of the Somali Books
* Dr. Maxamuud (Shaywaal) dhakhtarki ugu horayay oo somali ah oo ku takha khusa cudurada sanka iyo cunaha iyo dawayntooda


'''References'''

https://en.wikipedia.org/wiki/Mehri_people