Difference between revisions 167244 and 167245 on sowiki

Bogani waa mid ku saabsan Beel ka mid ah dadka Soomaalida.

'''Carab Saalax (Meheri), (carabic عرب صالح)''', ([[ Ingiriis arab saleh), waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay. wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,b(contracted; show full) <nowiki> </nowiki> *Reer Caqiil
 <nowiki> </nowiki> *Reer 
 <nowiki> </nowiki> *Reer qaasim
 <nowiki> </nowiki> *Reer Albani
'''Arab Saalah (Meheri)''', (carabic عرب صالح), ([[ Ingiriis arab saleh), is a Somali clan, the clan played an important role in the pre-independence era History

Siyaasiyiin (Prominent figures)
* 
cCali xXareed wasiir hore Wasaarada Caafimaad ka Soamlia, sidoo kale soo noqday Wasiirka Wasaarada Duurjoogta ee Dawlada kumeelgaarka soomaliya
* sSaciid Xuseen Ciid wasiirka Wasaarda Xanaanada xoolaha iyo Daaqa Soomaliya 2013-2016
* Cali Faysal Wasiir kuxigeenka hore wasaarada maaliyada Dawlada Soomaliya (2009–2012)
* General Axmed carab Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaarada Gashaan dhiga Dawlada Fedralka Soomaliya Soomaliya
* Jen. Cabdullahi Cali Cumar (Daad) – Hogaamiyihii hore ee ciidamada Xooga Dalka Soomaliya
* cCol.Mawliid Xasan Faarax Talihii guud ee Cidamada Bada Dawlada Soomaliya xiligii uu madaxwaynaha ka ahaa Maxamed Siyaad Barre.
* Ismail Qasim Naji (Ismaaciil Qaasim Naaji) – Hogaamiyihii hore ee ciidamada Xooga Dalka Soomaliya
* Khadiijo maxamed Diiriye wasiirki hore ee wasaarada Haweenka iyo Arimaha Qoyska Dawlada Fedralka Soomaliya
* Faysal warsame xildhibaan hore ee Dawlada fedral ka somlia, ahaan guddoomiyaha guddiga Arimah bulshada
* Faysal xuseen Ciid wasiirka hore ee Wasaarada Cafimaad ka Dawlada Goboleed ka Galmudug
* Xasan Xaashi Warsame Wasiir hore Hawlaha Guud Iyo Dib U dejinta Galmudug , ahna hada Wasiir ku xigeenka Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Dawlada Goboleed ka Galmudug
* cC/wali seed cilmi wasiir kuxigeenka Wasaarada Xaanada Xoolaha iyo Daaqa Dawlada Goboleed ka puntland
* Maxamed dDayib Guure Agaasime hore Hayada Daryeelka iyo Arimah bulshada Dawlada Goboleed ka Puntland, soo noqday uqaybsanaha Arimaha Bini'adan nimada (humanitarian) ka Dawlada fedralka Soomaliya
* Qays Cali Dhurwa Wasiir ku xigeen hore Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawlada hoose Dawlada Puntland
* Maxamuud cCiise cCanjeelo Abwaan ahna qoraa (author) of the Somali Books
* Dr. Maxamuud (Shaywaal) dhakhtarki ugu horayay oo somali ah oo ku takha khusa cudurada sanka iyo cunaha iyo dawayntooda

'''References'''

https://en.wikipedia.org/wiki/Mehri_people