Difference between revisions 167245 and 167323 on sowiki

Bogani waa mid ku saabsan Beel ka mid ah dadka Soomaalida.

'''Carab Saalax (Meheahri), (cCarabic عرب صالح)''', ([[ IEngiriis alish Arab saleh), , ama (Arabic: قبيلة المهرة‎‎), waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay. wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay caan ku yihiin dhaqashada geela iyo ariga,lo'da iyo fardaha. Carab saalax waxay degaan, Puntland, Galmudug, Jubaland, Somaliland iyo sidoo kale Hii(contracted; show full)
* Qays Cali Dhurwa Wasiir ku xigeen hore Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawlada hoose Dawlada Puntland
* Maxamuud Ciise Canjeelo Abwaan ahna qoraa (author) of the Somali Books
* Dr. Maxamuud (Shaywaal) dhakhtarki ugu horayay oo somali ah oo ku takha khusa cudurada sanka iyo cunaha iyo dawayntooda

'''References'''

https://en.wikipedia.org/wiki/Mehri_people