Difference between revisions 167323 and 167324 on sowikiBogani waa mid ku saabsan Beel ka mid ah dadka Soomaalida. '''Carab Saalax (Mahri), (Carabic عرب صالح)''', ([[ English Arab saleh"Mahri"), , ama (Arabic: قبيلة المهرة), waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay. wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay caan ku yihiin dhaqashada geela iyo ariga,lo'da iyo fardaha. Carab saalax waxay degaan, Puntland, Galmudug, Jubal(contracted; show full) * Qays Cali Dhurwa Wasiir ku xigeen hore Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawlada hoose Dawlada Puntland * Maxamuud Ciise Canjeelo Abwaan ahna qoraa (author) of the Somali Books * Dr. Maxamuud (Shaywaal) dhakhtarki ugu horayay oo somali ah oo ku takha khusa cudurada sanka iyo cunaha iyo dawayntooda '''References''' https://en.wikipedia.org/wiki/Mehri_people All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=167324.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|