Difference between revisions 167324 and 167325 on sowikiBogani waa mid ku saabsan Beel ka mid Beelaha dadka Soomaalida. '''Carab Saalax (Mahri), (Carabic عرب صالح)''', ([[ English Arab saleh"Mahri"), , ama (Arabic: قبيلة المهرة), waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay. wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay caan ku yihiin dhaqashada geela iyo ariga,lo'da iyo fardaha. Carab saalax waxay degaan, Puntland, Galmudug, Jubaland, Somaliland iyo sidoo kale Hiiraan,Jubbada Hoose,Banadir, Galguduud, Carab saalax boqolaal sano kahor waxay ganacsi isugu socon jireen soomaaliya iyo wadamada carabta oo dhan. Waana dad ganacsato ahaan jiray ahna ilaa iyo hada oo isku xiray soomaaliya iyo wadamada carabta iyo wadamada bariga iyo bartamaha afrika. Beesha carab saalx waxay leedahay Aqoonyahano,Culmaa;udiin ,Ganaacsato,Generaalo caan ka ah gayiga soomliya . MEHERI(CARAB SAALAX) sub-clans * Maxamuud Saalax <nowiki>*</nowiki>iIsmaciil Maxamuud <nowiki>*</nowiki> cCali maxamuud <nowiki>*</nowiki> NaleeyeXirsi maxamuud "Naaleeye" <nowiki>*</nowiki> Muuse Maxamuud <nowiki>*</nowiki> Faahiye maxamuud <nowiki>*</nowiki> Cumar Maxamuud <nowiki>*</nowiki> Yaxye saalax <nowiki>*</nowiki> Cumar Muuse <nowiki>*</nowiki> Xasan Saalax <nowiki> </nowiki> *Reer xildiid <nowiki> </nowiki> *Reer Saalim dhagax <nowiki> </nowiki> *Reer mashawle <nowiki> </nowiki> * cCali mashowle <nowiki> </nowiki> * Reer Jidxi <nowiki> </nowiki> *Reer Cawad <nowiki> </nowiki> *Reer cantuuni <nowiki> </nowiki> *Reer Caqiil <nowiki> </nowiki> *Reer <nowiki> </nowiki> *Reer qaasim <nowiki> </nowiki> *Reer Albani '''Arab Saalah (Meheri)''', (carabic عرب صالح), ([[ IEngiriis alish Arab sSaleh), is a Somali clan, the clan played an important role in the pre-independence era History Siyaasiyiin (Prominent figures) * Cali Xareed wasiir hore Wasaarada Caafimaad ka Soamlia, sidoo kale soo noqday Wasiirka Wasaarada Duurjoogta ee Dawlada kumeelgaarka soomaliya * Saciid Xuseen Ciid wasiirka Wasaarda Xanaanada xoolaha iyo Daaqa Soomaliya 2013-2016 * Cali Faysal Wasiir kuxigeenka hore wasaarada maaliyada Dawlada Soomaliya (2009–2012) (contracted; show full) * Qays Cali Dhurwa Wasiir ku xigeen hore Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawlada hoose Dawlada Puntland * Maxamuud Ciise Canjeelo Abwaan ahna qoraa (author) of the Somali Books * Dr. Maxamuud (Shaywaal) dhakhtarki ugu horayay oo somali ah oo ku takha khusa cudurada sanka iyo cunaha iyo dawayntooda '''References''' https://en.wikipedia.org/wiki/Mehri_people All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=167325.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|