Difference between revisions 240896 and 240940 on sowiki

——- 🅱🅴🅴🅻🅰🅷🅰 🅼🅰🆇🅰🅼🅴🅳    🅲🅰🆂🅴 ——
       𝐁𝐄𝐄𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐂𝐀𝐒𝐄

  1. 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧.   2. 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐀𝐛𝐨𝐤𝐨𝐫
  3. 𝐇𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧     4. 𝐇𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐌𝐮𝐮𝐬𝐞
 ---------------------------------

𝐁𝐄𝐄𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐂𝐀𝐒𝐄 waa curadka Beelaha Samaroon (Gadabuursi). Waana kuwa ugu deegaanka balaadhan uguna badan beelaha (Gadabursi) Samaroon, waxayna guud ahaan u kala baxaan 𝟏𝟓 𝐪𝐚𝐛𝐢𝐢𝐥 𝐚𝐦𝐚 𝐑𝐞𝐞𝐫𝐨𝐨𝐝 oo kala daga wadamada Somaliland, Jabuuti, Itoobiya iyo Soomaaliya. 𝐁𝐄𝐄𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐂𝐀𝐒𝐄
(contracted; show full)𝐁𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚 𝐑𝐞𝐞𝐫 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝
1. Cabdalle iyo Muuse
   Maxamed.     Maxamed.

Jilibyadda 𝐑𝐞𝐞𝐫 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞d
———————————————————————-

Beelaha Reer Maxamed waxa ay ka koobantahay 
lixTodoba jilib 

1. Reer Aadan 
2. Reer Cabdulle
3. Reer Axmed Cigaal
4. Dhagood
5. Horkameer
6. 

Galaalwayn 
7. Gadhadhwayn

Deegaanada 𝐑𝐞𝐞𝐫 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝
———————————————————————-
waxay deegaan ahaan deganyihiin dooxada Dibirawayn, degmada Baki, Xooray,Carawayne, Afcas, Xamarta, Cali xaydh, Bus, Bacado, Buurta Siimoodi, Xamarta, Dur-Dur cad, kalabaydh, Hadh-wanaag, Sambabka cas, deegaanka degmada Borama ee Xarunta gobolka Awdal iyo dalka Djibouti Beesha Reer Maxamed waxa ay ka tirsantahay Beelaha Habar Muuse waxaana ay guud ahaan hoostegtaa Beelaha Maxamed Case Makadoor Siciid Daauud Gadabuursi.

(contracted; show full)Deegaanada 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐌𝐮𝐮𝐬𝐞

𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡 𝗗𝗵𝗮𝗾𝗮𝗻
——————


𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡 𝗦𝗶𝘆𝗮𝗮𝐬𝗮𝗱
———————