Difference between revisions 240940 and 240955 on sowiki

——- 🅱🅴🅴🅻🅰🅷🅰 🅼🅰🆇🅰🅼🅴🅳    🅲🅰🆂🅴 ——
       𝐁𝐄𝐄𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐂𝐀𝐒𝐄

  1. 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧.   2. 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐀𝐛𝐨𝐤𝐨𝐫
  3. 𝐇𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧     4. 𝐇𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐌𝐮𝐮𝐬𝐞
 ---------------------------------

𝐁𝐄𝐄𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐂𝐀𝐒𝐄 waa curadka Beelaha Samaroon (Gadabuursi). Waana kuwa ugu deegaanka balaadhan uguna badan beelaha (Gadabursi) Samaroon, waxayna guud ahaan u kala baxaan 𝟏𝟓7 𝐪𝐚𝐛𝐢𝐢𝐥 𝐚𝐦𝐚 𝐑𝐞𝐞𝐫𝐨𝐨𝐝 oo kala daga wadamada Somaliland, Jabuuti, Itoobiya iyo Soomaaliya. 𝐁𝐄𝐄𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐂𝐀𝐒𝐄

𝑺𝒖𝒍𝒅𝒂𝒂𝒏 𝑺𝒂𝒎𝒂𝒕𝒂𝒓 𝑺𝒖𝒍𝒅𝒂𝒂𝒏 𝑰𝒃𝒓𝒂𝒂𝒉𝒊𝒎 waa ayaa ah Suldaanka Guud ee Beelaha Maxamed Case.

—————- 𝐉𝐢𝐥𝐢𝐛𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐞𝐞𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐚𝐝𝐞 𝐂𝐚𝐬𝐞. ——-—

1. #𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧. 1. Muuse 2. Bahabar Cabdulle 3. Idiris 4. Reer Xuseen 5. Galaas 6. 

2. #𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐀𝐛𝐨𝐤𝐨𝐫 : 1. Rees Siciid 2. Cabdalle 3. Barre

3. #𝐇𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧. 1. Axamed Celli. 2. Maxamuud Celi 3. Cabdulle Celli 4. Oday Celi. (Celli =waa= Xeseen .

4. #𝐇𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐌𝐮𝐮𝐬𝐞: 1. Maris . 2. Aadan 3. Maxamed 4. Cismaan(Abrayn)
.
(contracted; show full)1. Somaliland (Somalia) 
3. Itoobiya (Ethiopia) 
4. Jabuuti (Djibouti).  

1.	SOMALILAND :
-----------------------
A.	(Maroodijeex) :-
A1. Hargaysa A2. Gabiley A2. Wajaale A3. Xuushalay A4. Kalabaydh A5. Balayga Cas A6. Isha-Gudban A7. Laaca A8. ILmadado A9. Boocda A10. 
BotorGaloolay A11. Buss A12. Mashruuca (Banka-Wajasle) A13. Ceel-Bardaal  A14. Buqdhada A15. Seemaal  A16 Kaxda  A17  A18

B.	(AWDAL):-
-------------------
B1. Boorama B2. Saylac B3. Ceel-sheekh B4. Lughaya B5. Baki B6. Siimoodi B7. Lowyacado B8. Qabri-Baxar B9. Tuurka B10. CaliXaydh B11. 

C. (SAAXIL)
A1. Bulaxaar A2. A3.  A4. A5. A6


2.	ETHIOPIA
-----------------
C       Kilinka Shanaad
C.	Jigjiga C1. Awbare  C2 . Wajaale  C3.  Gobyaray C4. Lafaciise C5. Sheed-dheer  C6. Mulacle  C7.   C8

3. JABUUTI (Djibouti)
----------------------
A.	(Jabuuti)
A.	Jabuuti A2. Lowyacado A3 Xaafada lixaad A4 Xaafada Todobaad

Deegaan Juquraafi
-----------------------------
Beesha Bahabar Aadan ayaa deegaanadeedu ka kala kooban yihiin Ban-joog iyo Qorax Joog. Dhul xeebeed , Buuralay, Dhul Beereed, Dhul Ban oo kala ah Oogo iyo Nugaal. Bahabar Aadan waa dad xoolo dhaqato iyo Beeralay ah.


Siyaasada Xukunka Dawladaha
-----------------------------
Beesha Bahabar Aadan 
Beesha Bahabar Aadan wayaa Beelahinta badan haya hogaanka siyaasadeeda maamulada soomaalida majaraha u haya dawladaha Soomaalida. Bahabar Aadan ayaa kamid ah hogaamiyayaashii Boqortooyadii Adal (Adal Empire) boqortooyadii Cadal.  Beesha Bahabar Aadan ayaa ilaa wakhtigan saamayn wayn kuleh ama u taliya siyaasada dawladaha Geeska ama dawladaha Soomaalida. Siyaasiyiinta Bahabar Aadan waa kuwa badiyaa Beelaha Gadabuursi ama Maxamed Case u matala kuraasta saami siyaasadeed ee Somaliland, Somalia, Djibouti iyo Ethiopia. Bahabar Aadan waa beesha badiyaa noqota Wasiirka beelaha Maxamed Case. Sidoo kale, (contracted; show full)Deegaanada 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐌𝐮𝐮𝐬𝐞

𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡 𝗗𝗵𝗮𝗾𝗮𝗻
——————


𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡 𝗦𝗶𝘆𝗮𝗮𝐬𝗮𝗱
———————