Difference between revisions 91258 and 91685 on sowiki'''Habar Jeclo''' waa beel ka mid ah beelaha Reer Shiikh Isixaaq,Waana mid kamida Beelaha Ugu waa weyn beelaha reer Shiikh Isaxaaq sida beelaha Garxajis iyo Awal oo kale. Waxa ay dagaan ahaan dagaan dhul aad u baxad weyn ilaga bilaabo Bariga magalada Berbera ilaa laga gaadho xeeebta caanka ah ee Xiis sidoo kale waxay ay dagaan cidhifka dagmada Sheeikh ee gobolka Saaxil ilaa Laascanood dusheeda, hadii aan si kale u dhigana waa gobolada Saaxil, Togdheer, Saraar Sool iyo Sanaag. Waxaa kale oo ay beeshu dagtaan deegaan aad u balaadhan oo ka mid ah Sone 5 ee itoobiya ama Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya sidoo kale beeshu waxay ay deegaan balaadhan ku leedahay NDF ama Dulka Somalida Kenya. Magaca Habar jeclo lama yidhahdo beel kaliya lakiin waa beelo badan oo gaashaanbuur ah kuwaas oo ku midoobay magaca habarjcelo waxaa luga qiyaasaa in ay yihiin tiro ahaan dadka habarjeclo 50% dadka Isaaqa ah waana qabiilada ugu Maaliyada iyo Siyaasada badan Isaaqa. tusaale ahaan markii Igriiska xoriyada laga soo qaadanayay waxaa ugu horeeyay oo saxeexa la gaadhay igriiska wuxu ahaa nin Habarjeclo ka soo jeeda kaa soo ahaa Prof Maykal Maryama, markii dowladii Siyaad barre wadanka qabsatayna dhamaan siyaasi(contracted; show full) * Maxamed Nuur FadalAbwaan aad u caana isaga oo curiyay gabayo badan oo xigmadi ku dheehantahay * Inj Cabdifatax Cali aqoonyahay kana mid ah siyaasiyiinta SL iminka ka mid ah injineerada shirkada ugu weyn ee samaysa qalabka Badaha http://selstad.no/ * Cabdillahi Maxamed Ducaale wasiirkii arimaha debada Somaliland iminka ka mid ah lataliyayasha Madaxweynaha South Sudan. [[Category:Isaaq]] [[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=91685.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|