Difference between revisions 91685 and 91687 on sowiki'''Habar Jeclo''' waa beel ka mid ah beelaha Reer Shiikh Isixaaq,Waana mid kamida Beelaha Ugu waa weyn beelaha reer Shiikh Isaxaaq sida beelaha Garxajis iyo Awal oo kale. Waxa ay dagaan ahaan dagaan dhul aad u baxad weyn laga bilaabo Bariga magalada Berbera ilaa laga gaadho xeeebta caanka ah ee Xiis sidoo kale waxay ay dagaan cidhifka dagmada Sheeikh ee gobolka Saaxil ilaa Laascanood dusheeda, hadii aan si kale u dhigana waa gobolada Saaxil, Togdheer, Saraar Sool iyo Sanaag. Wa(contracted; show full)in Habarjeclo ka soo jeeda kaa soo ahaa Prof Maykal Maryama, markii dowladii Siyaad barre wadanka qabsatayna dhamaan siyaasiyiintii Isaaqa u matalayay dowladaasi waxay ahayeen habarjeclo marka laga rabeemo midad faro ku tiris ah, waxaana laga xusi karaa. Madaxweyne kuxigeenkii Soomaaliya General Ismaciil Cali Abokor iyo Kornaylkii caanka ahaa ee Kornayl Axmed Xasan Muuse iyo waliba wasiirkii ugu horeeyay ee qorshaynta oo ahaa Axmed Siilaanyo. kii waxbarasha Saleeban Gaal Ganankii ciidamada Badda Adan Waqaf Janankii. ==Waxay u kala baaxan sidan == === Habarjeclo, Muuse Sh.Isxaaq Binu Axmed (Abokor Jibriil iyo Cumar Jibriil)=== * Jibriil Muse ** Cumar Jibriil *** Beeda (contracted; show full) === Habarjeclo, Axmed Sh.Isxaaq (Toljeclo) === ==Dad caana oo kasoo jeeda Habarjeclo[== * Axmed Maxamed Maxamuud [[Siilaanyo]] Madaxwaynaha [[Somaliland]] * Muj Saleban Mah amoud Adan [[ Gudoomiyaha Golaga Guurtida, Somalilnad] * Axmed Kayse Ducaale. [[ wariiskii beeraha ee talyaaniga dhulka ka qaaday] * Ismacil Cali Abokor {[ Madaxwayne Ku xigeenkii soomaliya} * Suldaan Cabdillahi Sulaan Ali { suldaankii guud ee habrjeclo] * Suldaan Maxamoud Guuleed Mire { suldaanka 2aad eehabrjeclo] waana Caalim diinta Islamka aad u yaqaana.⏎ * Sheikh Ali Warsame Osman {sheikhulbaledka Ahaana Gumooyihii Alitixaadka Som * Shiikh Bashiir *Shiikh caana oo ka qaybqaatay xoraytii iyo kicintii Gubaystaha Igriiska* * Faarax Oomaar * Siyaasi iyo aqoonyahan caana oo caan ku ahaa la dagaalanka jahliga iyo gumaysi la dirirka * Alhaaji Cabdi cawed *Indhadeero* [gasacsade caan ka ahaa dhulka somalia oo dhan]dead ahnx * Faarax Xarbi*ahrx* ganacsade caana iminka caruurtiisii sii wadaan ganacsiga (contracted; show full) * Maxamed Nuur FadalAbwaan aad u caana isaga oo curiyay gabayo badan oo xigmadi ku dheehantahay * Inj Cabdifatax Cali aqoonyahay kana mid ah siyaasiyiinta SL iminka ka mid ah injineerada shirkada ugu weyn ee samaysa qalabka Badaha http://selstad.no/ * Cabdillahi Maxamed Ducaale wasiirkii arimaha debada Somaliland iminka ka mid ah lataliyayasha Madaxweynaha South Sudan. [[Category:Isaaq]] [[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=91687.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|