Difference between revisions 91548 and 91549 on sowiki

Gaaljecel waa beel ka mid ah beelaha ugu waa wayn Soomaalidya Islamarkaasina  ah Beelaha Ugu tunka Weyn   Hawiye , kaasoo ku Abtirsada  Gardheere Samaale (oo ah curadkii Samaale)


GARDHEERE SAMAALE (oo ahaa Curadkii Samaale)waxaa ka farcamay:
*Garjante Gardheere
*Riyale Garjante 
*Mataan Riyaale, oo isna dhalay (SARANSOOR MATAAN).

(contracted; show full)mr.Abdirizak Mahamad Salah waa madaxweynaha mustaqbalka somaliya oo dhisi doona insha allah  rabina ha u garab galo

== Wariyayaasha Ugu Caansan Beshaasi ==
*Abdiqadir xaaji husein ugaas  Wariye Caan ah  Radio Muqdisho 
*Abdi rahmaan Koronto  BBC somali
*Nafiso Nuur Osman     BBC somali
*Cumar Faruuq Nusoj Xoghaye Midowga saxafiyiinta Qaranka somaliyeed
*Yusuf Axmed Garabey Webmas
terka iyo Tifaaftiraha SomaliSwiss Radio & Website
*Hussein Anteeno
*Ibraahim Radio
*Abdirisaaq Hussein Qaasim " Radio Xoriya somalia"
*Abduqaadir Cumar Cabdulle   UNiversal TV 
*Abdi Rashiid Rashka Wariye ku Caan Baxay Tabinta Ciyaaraha
*Mohamed Ahmed Yusuf" Maanka
*Mohamed Mohamud "Timacadde" Universal Tv
*Cabaas Maxmed Nuur
*cCumar Kiyoow ,, sShabelle Media

==Warbaahinta iyo Webseetyada Beshaasi Maamusho ee Wararka Laga qaato==
http://somaaljecel.com
http://kismaayolive.com
http://hiiraancenter.com
http://somaliswisstv.com/
http://buqaqable.net







[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]

[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]