Difference between revisions 91549 and 91552 on sowikiGaaljecel waa beel ka mid ah beelaha ugu waa wayn Soomaalidya Islamarkaasina ah Beelaha Ugu tunka Weyn Hawiye , kaasoo ku Abtirsada Gardheere Samaale (oo ah curadkii Samaale) GARDHEERE SAMAALE (oo ahaa Curadkii Samaale)waxaa ka farcamay: *Garjante Gardheere *Riyale Garjante *Mataan Riyaale, oo isna dhalay (SARANSOOR MATAAN). (contracted; show full)pilot .abdulkadir Ahmed. duuliye sare. Gen. Akiibar nuur Qaasim. xoghaya qaaska m/siyaad bare. Gen. Ahmed daafeedow. Gen. mohamed cali nuur GAROOSO. Gen. Ahmed calasow. Gen. c/laahi xaaji Axmed.(xisaabiye guud saadka soomaliya. Gen. Isaaq cabdule Uulow.( wadihii seefta soomaliya. mr.Abdirizak Mahamad Salah waa madaxweynaha mustaqbalka somaliya oo dhisi doona insha allah rabina ha u garab galo ⏎ nabadoon cabdullaahi yaroow hadaafuuw shabeelada hoose == Wariyayaasha Ugu Caansan Beshaasi == *Abdiqadir xaaji husein ugaas Wariye Caan ah Radio Muqdisho *Abdi rahmaan Koronto BBC somali *Nafiso Nuur Osman BBC somali *Cumar Faruuq Nusoj Xoghaye Midowga saxafiyiinta Qaranka somaliyeed *Yusuf Axmed Garabey Webmasterka iyo Tifaaftiraha SomaliSwiss Radio & Website *Hussein Anteeno *Ibraahim Radio *Abdirisaaq Hussein Qaasim " Radio Xoriya somalia" *Abduqaadir Cumar Cabdulle UNiversal TV *Abdi Rashiid Rashka Wariye ku Caan Baxay Tabinta Ciyaaraha *Mohamed Ahmed Yusuf" Maanka *Mohamed Mohamud "Timacadde" Universal Tv *Cabaas Maxmed Nuur *Cumar Kiyoow ,, Shabelle Media ==Warbaahinta iyo Webseetyada Beshaasi Maamusho ee Wararka Laga qaato== http://somaaljecel.com http://kismaayolive.com http://hiiraancenter.com http://somaliswisstv.com/ http://buqaqable.net [[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]] [[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=91552.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|