Difference between revisions 91730 and 91731 on sowiki

Gaaljecel waa beel ka mid ah beelaha ugu waa wayn Soomaalidya Islamarkaasina  ah Beelaha Ugu tunka Weyn   Hawiye , kaasoo ku Abtirsada  Gardheere Samaale (oo ah curadkii Samaale)


GARDHEERE SAMAALE (oo ahaa Curadkii Samaale)waxaa ka farcamay:
*Garjante Gardheere
*Riyale Garjante 
*Mataan Riyaale, oo isna dhalay (SARANSOOR MATAAN).

(contracted; show full)Pilot. sheikh c/qaadir.(cilad bixiye safarada madax wayne siyaad bare.
pilot .abdulkadir Ahmed. duuliye sare.
Gen. Akiibar nuur Qaasim. xoghaya qaaska m/siyaad bare. 
Gen. Ahmed daafeedow.
Gen. mohamed cali nuur GAROOSO.
Gen. Ahmed calasow.
Gen. c/laahi xaaji Axmed.(xisaabiye guud saadka soomaliya.
Gen. Isaaq cabdul
ele Nuur Uulow.( wadihii seefta soomaliya.
mr.Abdirizak Mahamad Salah waa madaxweynaha mustaqbalka somaliya oo dhisi doona insha allah  rabina ha u garab galo
nabadoon cabdullaahi yaroow hadaafoow shabeelada hoose

== Wariyayaasha Ugu Caansan Beshaasi ==
*Abdiqadir xaaji husein ugaas  Wariye Caan ah  Radio Muqdisho 
*Abdi rahmaan Koronto  BBC somali
*Nafiso Nuur Osman     BBC somali
*Cumar Faruuq Nusoj Xoghaye Midowga saxafiyiinta Qaranka somaliyeed
*Yusuf Axmed Garabey Webmasterka iyo Tifaaftiraha SomaliSwiss Radio & Website
*Hussein Anteeno
*Ibraahim Radio
*Abdirisaaq Hussein Qaasim " Radio Xoriya somalia"
*Abduqaadir Cumar Cabdulle   UNiversal TV 
*Abdi Rashiid Rashka Wariye ku Caan Baxay Tabinta Ciyaaraha
*Mohamed Ahmed Yusuf" Maanka
*Mohamed Mohamud "Timacadde" Universal Tv
*Cabaas Maxmed Nuur
*Cumar Kiyoow ,, Shabelle Media Network
* AHMED ADAN BUULE ,, WARIYE MADAX BANAAN,,

==Warbaahinta iyo Webseetyada Beshaasi Maamusho ee Wararka Laga qaato==
http://somaaljecel.com
http://kismaayolive.com
http://hiiraancenter.com
http://somaliswisstv.com/
http://buqaqable.net







[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]

[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]