Difference between revisions 91731 and 91767 on sowikiGaaljecel waa beel ka mid ah beelaha ugu waa wayn Soomaalidya Islamarkaasina ah Beelaha Ugu tunka Weyn Hawiye , kaasoo ku Abtirsada Gardheere Samaale (oo ah curadkii Samaale) GARDHEERE SAMAALE (oo ahaa Curadkii Samaale)waxaa ka farcamay: *Garjante Gardheere *Riyale Garjante *Mataan Riyaale, oo isna dhalay (SARANSOOR MATAAN). (contracted; show full)*Col: Ibrahim Guraceel *col:axmed nuur yarow * Capton : Osaman Mohamed Farah "Musharixii Tartanka Madaxweynaha somalia 2002" hana musharx madaxweynimo 2012 * DR Abdulaahi Mohamed shaacir "Musharixii Tartanka Madaxweynaha somalia 2002" *Eng Bishaar Aadan Geedi "Guddmiyaha dhalinyarada beesha Gaaljecel" * Suldaan mohamed suldaan Ali Suldaan suulgaraar(UURXUUB) "suldaanka saransoor". * Ibraahim Amiin Jeesoow *ALI ABDI MOHAMED Gudoomiyaha Besha Gaaljecel Dalka Jarmalka ⏎ * Suldaan Abdi Arab suldaan Mohamed suldaan Suulgaraar. * Nabadoon Yuunqow Muumin Xareed * Nabadoon:Maxamed Shiiloow Xuseen {Hiiran, Banaadir & shabeelooyinka} * Nabadoon: Cabdullaahi yaroow hadaafoow * Suldaan Rashiid dhure {Juboyinka } * Suldaan Aden abdi Kheyre{Jubooyinka} *Boorka muxumed caboow dhagacade (Boor kariiye) *Dr.Tahliil faarax cawar.(dhaqaatir bilaa xudud) (contracted; show full) [[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]] [[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=91767.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|