Difference between revisions 91767 and 91774 on sowikiGaaljecel waa beel ka mid ah beelaha ugu waa wayn Soomaalidya Islamarkaasina ah Beelaha Ugu tunka Weyn Hawiye , kaasoo ku Abtirsada Gardheere Samaale (oo ah curadkii Samaale) GARDHEERE SAMAALE (oo ahaa Curadkii Samaale)waxaa ka farcamay: *Garjante Gardheere *Riyale Garjante *Mataan Riyaale, oo isna dhalay (SARANSOOR MATAAN). (contracted; show full) * Ugaas Abdulahi Ugaas Muxumud = Ugaaska beesha gaaljecel Ala Ya Raxma * Abdirahman Haji Mumin Wasiirkii Ugu horeeyay gashaandhiga Somalia 1960 * ex.xildhibaan Aden abdi jiraabey .ex.membro del consiglio territoriale per i,anno 1952 * Ubuukaate sare: Xassan Cusman Jumbur {Hiiraan} soona qabtay Jagooyin sar sare * ''Abdulahi Macalin Mahamed "Faax" Agaasimihii Wasaarada Shaqada, Shaqaalah iyo Sportska'' * Dr: Abdwahaab macalin muxumed wasiir dowladii carta * Mudane Ali Abdi Mohamed ,, Gudoomiyaha qurba Joogta Beesha Gaaljecel Jarmalka⏎ * Mahamud olow barrow Somalia ambassador in indonesia ° ADAN BUULE CUMAR ( NABA DOOKA, MAKAIIL, AMIN YIBIROW,''EE 'BEESHA 'GAALJECEL' * SH.Aadan Cusmaan Axmed * Sh. Aadan Xuseen Bukow * Dr. Ahmed Maxamed Imaan, Agaasimaha Guud Wasaaradda kalluumeysiga 2007-2012 * Eng. C/qaadir Aadan Jiraabey; Madaxweynaha Hiran & Midland * Eng.Axmed mohamed aadan * Mr. Abdirahim Ibrahim Sheikh (Phd candidate) (contracted; show full) [[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]] [[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=91774.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|