Difference between revisions 91803 and 91965 on sowiki


FG: G A A L J E C E L MA AHAN  H A W I Y E 



Gaaljecel waa beel ka mid ah beelaha ugu waa wayn Soomaalidya Islamarkaasina  ah Beelaha Ugu tunka Weyn   Hawiye , kaasoo ku Abtirsada  Gardheere Samaale (oo ah curadkii Samaale)


(contracted; show full)
Allah u naxriisto amiin amiin.
Sidoo  Kale Gaaljecel  waxa Ku jiro Rag Islaamka  garabkiisa ahadeen Xiliyadii Kacdoonka Ee Maxaakimta Islaamiga ahaa Iyadoo ay La dagalameen Ciidamadii xabashida iyo Daba dhilifyadii somaliida ee  Gobalka Hiiraan dagaaladii 
2012 oo dad badani ku dhinteen Waxa  alifay abwaan suldaan garyare .
Gabay Laga Tiriyay Goobihii Dagaalka ayaa ahaa sidan.
'''
*Gob waxaad ku tahay waa inaad diin gargaartaaye
*Goortay dhibaatadu jirtoo gacalku kuu baahdo
*Giiryaale fulay iyo nin xuni ways gadaal dhigiye
*Geesiga muhiim ka ah ayaa taagan garabkaagee
*Sida Gaaljeceloo kalay gobi u faantaaye
(contracted; show full)




[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]

[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]