Difference between revisions 91965 and 91966 on sowiki


FG: G A A L J E C E L MA AHAN  H A W I Y E 



Gaaljecel waa beel ka mid ah beelaha ugu waa wayn Soomaalidya Islamarkaasina  ah Beelaha Ugu tunka Weyn   Hawiye , kaasoo ku Abtirsada  Gardheere Samaale (oo ah curadkii Samaale)


(contracted; show full)
Hadii aad dhulkeena u timaado si aad noola dagaalanto, Anaga waan kula dagaalami doonaa hab kasta iyo xeelad kastaba. Aduunkan waa mid kudhow dhamaad waxa ka harey ayaaba aad u yar. Mana dooneyno inaan ku nagaadno (joogno) Dunidaan, waxaana nooga roon inaan dhimano anaga oo difaacaneyna Sharcigeena.
Allah u naxriisto amiin amiin.





Sidoo  Kale Gaaljecel  waxa Ku jiro Rag Islaamka  garabkiisa ahadeen Xiliyadii Kacdoonka Ee Maxaakimta Islaamiga ahaa Iyadoo ay La dagalameen Ciidamadii xabashida iyo Daba dhilifyadii somaliida ee  Gobalka Hiiraan dagaaladii  oo dad badani ku dhinteen Waxa  alifay abwaan suldaan garyare .
Gabay Laga Tiriyay Goobihii Dagaalka ayaa ahaa sidan.
'''
*Gob waxaad ku tahay waa inaad diin gargaartaaye
*Goortay dhibaatadu jirtoo gacalku kuu baahdo
*Giiryaale fulay iyo nin xuni ways gadaal dhigiye
(contracted; show full)




[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]

[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]