Difference between revisions 91895 and 91897 on sowiki

[[Image:Somalia ethnic grps 2002.jpg|thumb|300px|Qabaa'ilka Soomaaliya]]
Markii hore dadka soomaaliyeed waxee asalkooda ahaayeen dad aan laheen qabiil. waxee ahaayeen dad xoolo dhaqato ah oo badankooda degenaan jiray woqooyiga soomaaliya.Waxee ahaayeen dad aad isku jecel oo is raasan jiray.Woqooyiga soomaaliya waxee markeeda hore eheed meesha ugu taajirsan soomaaliya, waxaana degenaa dad wada taajiriin ah sababtoo ah waxaa ku badnaa xoolaha, waxaa woqooyiga ka dhacday abaar biyo la'aan, dadkii wax(contracted; show full)a jecel in ay ogaadaan asalka soomaalida runtii aniga digil aan ahay labada qabiil ee aan sheekadooda ka fahmaayo in ay yihiin hawiye iyo daarood waala haayaa taariiqdooda hawiye waad samaale daaroodka waa sab samaale waa halka uu ka yimid magaca soomaali daaroodna isaga ayaaba qiranaayo in uu yahay carab dhulkana waa dhul samaale dr nageeye waxaan ku raacsanahay daarood maxaa loogu waayay magac carbeed dhaqan carbeed iyo midab carbeed  daaroodku waqtigii siyaad ayaa lacarabeeyay lkn hawihe taas wuu diiday
 tan kale daarrodka haday yihiin dadka ugu badan soomaalida  maxaa dalka loogu raacdeeyay taas aan rabaa aniga waxaan u malayhaa sheekadaan gudoomiyaha garoowe mr faroole aa soo qorey


Sida ay [[Yurub]] uga jiraan dad la yaso oo ay ugu caansan yihiin dadka lagu magacaabo Romanka ma gypsiga ayay Somalida ugu jiraan  qaarkale oo qabiilada aan kor ku sheegnay ay yasaan. Balse waa wax diintu aaneyn ogoleyn anagu dad diinleh baanu nahey islaam baanu nahey qofkii muslim ahna waa walaalkeen waana la dhaqannaa 

Dhaqan ahaan lagama guursado, marar badan ayaana xuquuq ay leeyihiin loo dhaafiyaa qoladaas ay ka dhasheen oo ayan wax qalad ah ku lahayn ee ah hibo xagga Eebbe uga timi keliya.


(contracted; show full)[[en:Demographics of Somalia]]
[[es:Demografía de Somalia]]
[[fi:Somalian klaanit]]
[[fr:Démographie de la Somalie]]
[[mk:Демографија на Сомалија]]
[[pt:Demografia da Somália]]
[[ru:Население Сомали]]
[[sq:Demografia e Shteteve - Somalia]]