Difference between revisions 91897 and 91912 on sowiki[[Image:Somalia ethnic grps 2002.jpg|thumb|300px|Qabaa'ilka Soomaaliya]] Markii hore dadka soomaaliyeed waxee asalkooda ahaayeen dad aan laheen qabiil. waxee ahaayeen dad xoolo dhaqato ah oo badankooda degenaan jiray woqooyiga soomaaliya.Waxee ahaayeen dad aad isku jecel oo is raasan jiray.Woqooyiga soomaaliya waxee markeeda hore eheed meesha ugu taajirsan soomaaliya, waxaana degenaa dad wada taajiriin ah sababtoo ah waxaa ku badnaa xoolaha, waxaa woqooyiga ka dhacday abaar biyo la'aan, dadkii waxee u soo guureen koonfurta oo ah meesha ugu biyaha badan, Koonfurta waxaa markeeda hore degenaan jiray soomaali yar oo beeroleey, soomaalidii reer woqooyiga eheed waxee kuwa reer koonfureedka bareen xoolaha.Sidaas darteed ee soomaalida uwada noqdeen xoolo dhaqato.Arintaan qabiilka ah waxee imaatay markii ee carabta soo gashay xeebaha dalka soomaaliya, isla markaas neh ee dadka bareen diinta iyo qabiilka.Maanta qofka soomaaliga ah ma yaqaano sida ee ku imaatay qabiilka waxoona aamin sanyahay in ee tahay qof magaceed.Soomaalida dhamaantood waxee ka soo jeedaan irr samaale, laakiin micnaheeda ma ahan in ee soomaalida dhan ee hal qof ka soo jeedaan, waa dad iska dhal ah, is wada guursaday, asalkooda waxee ka kala socdaan bariga afrika iyo aasiya.Qabaa'ilka soomaaliya daga waxaa ugu waa wayn shanta qabiil ee kala ah [[Daarood]] [[Dir]], , [[Hawiye]], [[Isaaq]], [[Digil iyo Mirifle]], waa dadka ku dhaqan dalka Soomaaliya iyo waddamada kale ee la driska ah ee Geeska [[Afrika]]. qoraalkaani sare waxaa sameeyay xayawaan jaahil ahqof jaahil ka ah taariiqda samaale waxa uuna ka been sheegay asalka wiilashii ilmo samaale taariiqdu maahan waxa aad adigu badalikarto dadka aan asalka lahayn ee beesha daaroodna sidaas asal kuma yeelanayaan,⏎ samaale history waxa ay ku qoran tahay buugaag ay qoreen dowlado caan ku ah ururinta asalka sida dowladaha greece egypt iyo taariiqyahano sida sh, xasan barsame raliyalaahu canhu waxaad kaloo ka heli kartaa buuga asalka soomaalida ee uu qorey c/qaadir aroma iyo kitaabkii uu qorey shiiq muxidiin celi raliyalaahu canhu beenta aad halkaan ku qorto ma ahan mid soconayso wiilwalbo oo reer samaale ah waa isku DNA balse qabiilka daarood ee sheegto in uu yahay carab maxaa loogu heli waayay magac carbeed midab carbeed dhaqan carbeed waa wax laga yaxyaxo in aad sheegato asal aan asalkaaga ahayn ma doonaayo in aan kusii fogaado cidii dani ay ka hayso asalka dadka samaale iyo sab oo ah wixii aan samaale ahayn waxaan ka helikartaan buugaagta aan idiin soo sheegay mahadsanid by ---- dr nageeye l/h uk----------------------------------------- asc dadka jecel in ay ogaadaan asalka soomaalida runtii aniga digil aan ahay labada qabiil ee aan sheekadooda ka fahmaayo in ay yihiin hawiye iyo daarood waala haayaa taariiqdooda hawiye waad samaale daaroodka waa sab samaale waa halka uu ka yimid magaca soomaali daaroodna isaga ayaaba qiranaayo in uu yahay carab dhulkana waa dhul samaale dr nageeye waxaan ku raacsanahay daarood maxaa loogu waayay magac carbeed dhaqan c(contracted; show full)[[en:Demographics of Somalia]] [[es:Demografía de Somalia]] [[fi:Somalian klaanit]] [[fr:Démographie de la Somalie]] [[mk:Демографија на Сомалија]] [[pt:Demografia da Somália]] [[ru:Население Сомали]] [[sq:Demografia e Shteteve - Somalia]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=91912.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|