Difference between revisions 91912 and 91951 on sowiki[[Image:Somalia ethnic grps 2002.jpg|thumb|300px|Qabaa'ilka Soomaaliya]] Markii hore dadka soomaaliyeed waxee asalkooda ahaayeen dad aan laheen qabiil. waxee ahaayeen dad xoolo dhaqato ah oo badankooda degenaan jiray woqooyiga soomaaliya.Waxee ahaayeen dad aad isku jecel oo is raasan jiray.Woqooyiga soomaaliya waxee markeeda hore eheed meesha ugu taajirsan soomaaliya, waxaana degenaa dad wada taajiriin ah sababtoo ah waxaa ku badnaa xoolaha, waxaa woqooyiga ka dhacday abaar biyo la'aan, dadkii waxee u soo guureen koonfurta oo ah meesha ugu biyaha badan, Koonfurta waxaa markeeda hore degenaan jiray soomaali yar oo beeroleey, soomaalidii reer woqooyiga eheed waxee kuwa reer koonfureedka bareen xoolaha.Sidaas darteed ee soomaalida uwada noqdeen xoolo dhaqato.Arintaan qabiilka ah waxee imaatay markii ee carabta soo gashay xeebaha dalka soomaaliya, isla markaas neh ee dadka bareen diinta iyo qabiilka.Maanta qofka soomaaliga ah ma yaqaano sida ee ku imaatay qabiilka waxoona aamin sanyahay in ee tahay qof magaceed.Soomaalida dhamaantood waxee ka soo jeedaan irr samaale, laakiin micnaheeda ma ahan in ee soomaalida dhan ee hal qof ka soo jeedaan, waa dad iska dhal ah, is wada guursaday, asalkooda waxee ka kala socdaan bariga afrika iyo aasiya.Qabaa'ilka soomaaliya daga waxaa ugu waa wayn shanta qabiil ee kala ah [[Daarood]] [[Dir]], , [[Hawiye]], [[Isaaq]], [[Digil iyo Mirifle]], waa dadka ku dhaqan dalka Soomaaliya iyo waddamada kale ee la driska ah ee Geeska [[Afrika]]. qoraalka sare waxaa sameeyay qof jaahil ka ahlaangab daarood oo doonayo in uu ka beensheego taariiqda samaale waxa uuna ka been sheegay asalka wiilashii ilmo samaale taariiqdu maahan waxa aad adigu badalikarto dadka aan asalka lahayn ee beesha daaroodna sidaas asal kuma yeelanayaan, samaale history waxa ay ku qoran tahay buugaag ay qoreen dowlado caan ku ah ururinta asalka sida dowladaha greece egypt iyo taariiqyahano sida sh, xasan barsame raliyalaahu canhu waxaad kaloo ka heli kartaa buuga asalka soomaalida ee uu qorey c/qaadir aroma iyo kitaabkii uu qorey shiiq muxidiin celi raliyalaahu canhu beenta aad halkaan ku qorto ma ahan mid soconayso wiilwalbo oo reer samaale ah waa isku DNA balse qabiilka daarood ee sheegto in uu yahay carab maxaa loogu heli waayay magac carbeed midab car(contracted; show full)lada daga Waqooyiga somalia ama somaliland isaaq waa qabiilka kobaad ee igu badan somaliland isaaqu waxa uu daga waqoyiga oo kaliya waxana ay asal ahaan ka imadeen carbta sheekh Isaaq waxa u ka yimid carabta. isaxaaq wa reerha ugu daganashah badan somalida waxa ay dagan melo badan lakin asal ahan waxay ad u dagan yihiin waqoyi galbeed rer shixi saq waa rerka kaliya o aan la gumaysan ilaa laga rebo ingiriski iyo boqortooyadii Yibir. Waxaa laga keenay "http://so.wikipedia.org/wiki/Isaaq" Hawiye waa ina isir sameele , samaale waa halka uu ka yimid magaca soomaali⏎ Hawiye waa Beel Ka Mid Ah Beelaha Soomaaliyeed ee Dega gobolada dhexe iyo koonfureed waana kuwa ugu tirada badan marka loo eego soomaalida kale , waxaana kale oo ay aad u degan yihiin mogadisho waana qabaa,il aad yar ka 2aad ee ugu tirada badan soomaalida waana 35% halka ay qabaailaka 1aad ee dir yihiin 40% waxaa kale oo ay dagaan dhulka Soomaaliyeed ee ku tyaal waqooyiga dalka Kiinya. Sidda Soomaalida kale oo badan Hawiyaha waxay ku abtirsadaan Irir Samaale. Xagga nolosha haddii la eego Hawiye waxay leeyihiin xoolo dhaqato iyo beeraleey, inkasto aysan badnayn waxa kale oo ay leeyihiin kalluumaysato ka kaluumaysata xeebaha Badweynta Hindiya. Qabiilda hawiya waxaa ka mid ah Mudulood.Madarkicis Martiile.Maxamuud hiraab Xawaadle Murasade Gaaljecel Baadacade,iyo ajuuraan HAWIYE WAA QABIIL TRIIKH KU LEH SOMAALIA Madaxwenihii somalia ugu horeeyay adanen cabdule cismaan, (adan cade) Cali mahdi maxamed , xuseen kulmiye afrax ,janaraal caeydiid iyo kuwa kale oo badandauud cabdule cimaan, janaraal salaad gabayre kadiye, jeneraal maxmed faarax caydiid iyo kuwa kale oo badan waana dadka ugu awooda badan soomalida waxaa laga helay qoraaladii qarnigii 13aad ee uu qoray juqraafiistaha Carbeed, Ibn Siciid oo ku tilmaamay magaalada Markcentral somali iyo south somalia intay tahay 'magaala-madaxdahalka ay sida aadka ah u degan yihiin daldka Hawiye'. Intaas kahor, qarnigii 12aad kaartada uu qoray Maxamed Al-Idiriisi ayoo masri ahaa iayaduna laga yaabaa inay soo qaadea aad ugu faaloodey Hawiye, marka uu ku ugu yeeray magaalada Marka degaanka 'Hadwiye', taas oo uu taariiqyahanka Herbert S. Lewis qabo in ay tahay qalad ka timid guuriyaha qoraalkxaqiiq dhulwaynaha maanta soo qalday hingaada 'Hawiye'. Taas waxaa la qabo taariiqyahano kale oo ay ka mid yihiin Guilliani, Schleicher, iyo Cerulli. [1]. lkn Asal ma jiro meel si rasmi ah loogu tilmaami karo inay ka soo jeedaan Beesha hawiye, waxaana loo sababeeya inaysan lahayn hal Abtirsiinye oo saxan ama ka wada dhexeeya, waxayna dad badan Aaminsanyihiin in Magaca Hawiye uu yahay Oromo isugu tageen balse uusan ahayn Oday ay Qabiilo ka soo farcameen.maaliya loo yaqaan in la oran jirey dhulkii samaalaha asal ahaana ay kasoo jeedaa masaarida [[bg:Население на Сомалия]] [[de:Clansystem der Somali]] [[en:Demographics of Somalia]] [[es:Demografía de Somalia]] [[fi:Somalian klaanit]] [[fr:Démographie de la Somalie]] [[mk:Демографија на Сомалија]] [[pt:Demografia da Somália]] [[ru:Население Сомали]] [[sq:Demografia e Shteteve - Somalia]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=91951.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|