Difference between revisions 91951 and 92191 on sowiki[[Image:Somalia ethnic grps 2002.jpg|thumb|300px|Qabaa'ilka Soomaaliya]] Markii hore dadka soomaaliyeed waxee asalkooda ahaayeen dad aan laheen qabiil. waxee ahaayeen dad xoolo dhaqato ah oo badankooda degenaan jiray woqooyiga soomaaliya.Waxee ahaayeen dad aad isku jecel oo is raasan jiray.Woqooyiga soomaaliya waxee markeeda hore eheed meesha ugu taajirsan soomaaliya, waxaana degenaa dad wada taajiriin ah sababtoo ah waxaa ku badnaa xoolaha, waxaa woqooyiga ka dhacday abaar biyo la'aan, dadkii waxee u soo guureen koonfurta oo ah meesha ugu biyaha badan, Koonfurta waxaa markeeda hore degenaan jiray soomaali yar oo beeroleey, soomaalidii reer woqooyiga eheed waxee kuwa reer koonfureedka bareen xoolaha.Sidaas darteed ee soomaalida uwada noqdeen xoolo dhaqato.Arintaan qabiilka ah waxee imaatay markii ee carabta soo gashay xeebaha dalka soomaaliya, isla markaas neh ee dadka bareen diinta iyo qabiilka.Maanta qofka soomaaliga ah ma yaqaano sida ee ku imaatay qabiilka waxoona aamin sanyahay in ee tahay qof magaceed.Soomaalida dhamaantood waxee ka soo jeedaan irr samaale, laakiin micnaheeda ma ahan in ee soomaalida dhan ee hal qof ka soo jeedaan, waa dad iska dhal ah, is wada guursaday, asalkooda waxee ka kala socdaan bariga afrika iyo aasiya.Qabaa'ilka soomaaliya daga waxaa ugu waa wayn shanta qabiil ee kala ah [[Daarood]] [[Dirir]], [[Daarood]], , [[Hawiye]], [[Isaaq]], iyo [[Digil iyo Mirifle]], waa dadka ku dhaqan dalka Soomaaliya iyo waddamada kale ee la driska ah ee Geeska [[Afrika]]. qoraalka sare waxaa sameeyay laangab daarood oo doonayo in uu ka beensheego taariiqda samaale waxa uuna ka been sheegay asalka wiilashii ilmo samaale taariiqdu maahan waxa aad adigu badalikarto dadka aan asalka lahayn ee beesha daaroodna sidaas asal kuma yeelanayaan samaale history waxa ay ku qoran tahay buugaag ay qoreen dowlado caan ku ah ururinta asalka sida dowladaha greece egypt iyo taariiqyahano sida sh, xasan barsame raliyalaahu canhu waxaad kaloo ka heli kartaa buuga asalka soomaalida ee uu qorey c/qaadir aroma iyo kitaabkii uu qorey shiiq muxidiin celi raliyalaahu canhu beenta aad halkaan ku qorto ma ahan mid soconayso wiilwalbo oo reer samaale ah waa isku DNA balse qabiilka daarood ee sheegto in uu yahay carab maxaa loogu heli waayay magac carbeed midab carbeed dhaqan carbeed waa wax laga yaxyaxo in aad sheegato asal aan asalkaaga ahayn ma doonaayo in aan kusii fogaado cidii dani ay ka hayso asalka dadka samaale iyo sab oo ah wixii aan samaale ahayn waxaan ka helikartaan buugaagta aan idiin soo sheegay mahadsanid by ---- dr nageeye----------------------------------------- asc dadka jecel in ay ogaadaan asalka soomaalida runtii aniga digil aan ahay labada qabiil ee aan sheekadooda ka fahmaayo in ay yihiin hawiye iyo daarood waala haayaa taariiqdooda hawiye waad samaale daaroodka waa sab samaale waa halka uu ka yimid magaca soomaali daaroodna isaga ayaaba qiranaayo in uu yahay carab dhulkana waa dhul samaale dr nageeye waxaan ku raacsanahay daarood maxaa loogu waayay magac carbeed dhaqan carbeed iyo midab carbeed daaroodku waqtigii siyaad ayaa lacarabeeyay lkn hawihe taas wuu diiday tan kale daarrodka haday yihiin dadka ugu badan soomaalida maxaa dalka loogu raacdeeyay taas aan rabaa aniga waxaan u malayhaa sheekadaan gudoomiyaha garoowe mr faroole aa soo qorey Sida ay [[Yurub]] uga jiraan dad la yaso oo ay ugu caansan yihiin dadka lagu magacaabo Romanka ma gypsiga ayay Somalida ugu jiraan qaarkale oo qabiilada aan kor ku sheegnay ay yasaan. Balse waa wax diintu aaneyn ogoleyn anagu dad diinleh baanu nahey islaam baanu nahey qofkii muslim ahna waa walaalkeen waana la dhaqannaa Dhaqan ahaan lagama guursado, marar badan ayaana xuquuq ay leeyihiin loo dhaafiyaa qoladaas ay ka dhasheen oo ayan wax qalad ah ku lahayn ee ah hibo xagga Eebbe uga timi keliya. Daarood Daarood. {{caddayn u baahan}} Daaroodka Waa Beel Ka Mid ah Beelaha Somaliyeed. . waxayna Tirada soomaaliyeed ka yihiin 15%. Darood Magaciisa oo Buuxa Waa Cabdiraxmaan Bin Ismaciil Al-Jabarti Laakin Ku Magac Dheer Daarood. Afka Carabiga Qabiilka Daarood Waxaa Lagu Yidhaa (بني داوود). Afka somaliga Magaca Daarood Wuxuu Ka Kooban Yahay Labo Eray oo Isku Raran Kalana Ah (Daar) oo ah Hooy Iyo (ood) oo asagana ah meel oodan(oo ku hareereysan Darbi,Geed ,Ood IWM). Inta Badan Dadka Ka soo jeeda Beesha Daarood Waxey Degaan Gobolada Puntland ,Somali galbeed Itoobiya,NDF Kenya,Koonfurta Soomaaliya(contracted; show full) Qabiilada daga Waqooyiga somalia ama somaliland isaaq waa qabiilka kobaad ee igu badan somaliland isaaqu waxa uu daga waqoyiga oo kaliya waxana ay asal ahaan ka imadeen carbta sheekh Isaaq waxa u ka yimid carabta. isaxaaq wa reerha ugu daganashah badan somalida waxa ay dagan melo badan lakin asal ahan waxay ad u dagan yihiin waqoyi galbeed rer shixi saq waa rerka kaliya o aan la gumaysan ilaa laga rebo ingiriski iyo boqortooyadii Yibir. ⏎ Waxaa laga keenay "http://so.wikipedia.org/wiki/Isaaq" Hawiye waa ina isir sameele , samaale waa halka uu ka yimid magaca soomaali Hawiye waa Beel Ka Mid Ah Beelaha Soomaaliyeed ee Dega gobolada dhexe iyo koonfureed waana kuwa ugu tirada badan marka loo eego soomaalida kale , waxaana kale oo ay aad u degan yihiin mogadisho waana qabaa,ilka 2aad ee ugu tirada badan soomaalida waana 35% halka ay qabaailaka 1aad ee dir yihiin 40% waxaa kale oo ay dagaan dhulka Soomaaliyeed ee ku yaal waqooyiga dalka Kiinya. Sidda Soomaalida kale oo badan Hawiyaha waxay ku abtirsadaan Irir Samaale. Xagga nolosha haddii la eego Hawiye waxay leeyihiin xoolo dhaqato iyo beeraleey, waxa kale oo ay leeyihiin kalluumaysato ka kaluumaysata xeebaha Badweynta Hindiya. Qabiilda hawiya waxaa ka mid ah Mudulood.Madarkicis Martiile.Maxamuud hiraab Xawaadle Murasade Gaaljecel Baadacade,iyo ajuuraan HAWIYE WAA QABIIL TRIIKH KU LEH SOMAALIA Madaxwenihii somalia ugu horeeyay aden cabdule cismaan, (adan cade) Cali mahdi maxamed , xuseen kulmiye afrax ,janaraal dauud cabdule cimaan, janaraal salaad gabayre kadiye, jeneraal maxmed faarax caydiid iyo kuwa kale oo badan waana dadka ugu awooda badan soomalida waxaa laga helay qoraaladii qarnigii 13aad ee uu qoray juqraafiistaha Carbeed, Ibn Siciid oo ku tilmaamay central somali iyo south somalia inay tahay halka ay sida aadka ah u degan yihiin dadka Hawiye'. Intaas kahor, qarnigii 12aad kaartada uu qoray Maxamed Al-Idiriisi oo masri ahaa ayaa aad ugu faaloodey Hawiye, marka uu ku ugu yeeray magaalada Marka degaanka 'Hawiye', taas oo uu taariiqyahanka Herbert S. Lewis qabo in ay tahay xaqiiq dhulwaynaha maanta soomaaliya loo yaqaan in la oran jirey dhulkii samaalaha asal ahaana ay kasoo jeedaa masaarida⏎ [[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]] [[Category:Soomaaliya]] [[bg:Население на Сомалия]] [[de:Clansystem der Somali]] [[en:Demographics of Somalia]] [[es:Demografía de Somalia]] [[fi:Somalian klaanit]] [[fr:Démographie de la Somalie]] [[mk:Демографија на Сомалија]] [[pt:Demografia da Somália]] [[ru:Население Сомали]] [[sq:Demografia e Shteteve - Somalia]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=92191.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|