Difference between revisions 92191 and 92223 on sowiki

[[Image:Somalia ethnic grps 2002.jpg|thumb|300px|Qabaa'ilka Soomaaliya]]
Markii hore dadka soomaaliyeed waxee asalkooda ahaayeen dad aan laheen qabiil. waxee ahaayeen dad xoolo dhaqato ah oo badankooda degenaan jiray woqooyiga soomaaliya.Waxee ahaayeen dad aad isku jecel oo is raasan jiray.Woqooyiga soomaaliya waxee markeeda hore eheed meesha ugu taajirsan soomaaliya, waxaana degenaa dad wada taajiriin ah sababtoo ah waxaa ku badnaa xoolaha, waxaa woqooyiga ka dhacday abaar biyo la'aan, dadkii wax(contracted; show full)
[[bg:Население на Сомалия]]
[[de:Clansystem der Somali]]
[[en:Demographics of Somalia]]
[[es:Demografía de Somalia]]
[[fi:Somalian klaanit]]
[[fr:Démographie de la Somalie]]

[[lt:Somalio demografija]]
[[mk:Демографија на Сомалија]]
[[pt:Demografia da Somália]]
[[ru:Население Сомали]]
[[sq:Demografia e Shteteve - Somalia]]