Difference between revisions 92117 and 92119 on sowiki

'''Habar Jeclo''' waa beel ka mid ah beelaha Reer Shiikh Isixaaq,Waana mid kamida Beelaha Ugu waa weyn beelaha reer Shiikh Isaxaaq sida beelaha Garxajis iyo Awal oo kale. Waxa ay dagaan ahaan dagaan dhul aad u baxad weyn laga bilaabo Bariga magalada Berbera ilaa laga gaadho xeeebta caanka ah ee Xiis sidoo kale waxay ay dagaan cidhifka dagmada Sheeikh ee gobolka Saaxil ilaa Laascanood dusheeda, hadii aan si kale u dhigana waa gobolada Saaxil, Togdheer, Saraar Sool iyo Sanaag. Wa(contracted; show full)=== Habarjeclo, Axmed Sh.Isxaaq (Toljeclo) ===


==Dad caana oo kasoo jeeda Habarjeclo[==
*maykal maryama (baarlmaaankii lixdankii ahaana siyaasigii koowaad ee ay yeeshaan beelaha isaaq ee aqoon lahaa taariikhdaas 1960
*  Axmed Maxamed Maxamuud [[Siilaanyo]] Madaxwaynaha [[Somaliland]] 
*  Muj Saleban Mahamoud Adan [[ Gudoomiyaha Golaga Guurtida, Somalilnad]
*  Axmed Kayse Ducaale. [[
wuxuu kamid ahaa baarlaamankii lixdankii ee british somaliland sidookale wuxuu  kamid ahaa xubnihii xuriyada usoo qaaday sonmaliland ee ingiriiska uga soo qaaday kadi wuxuu ahaa wariiskii beeraha ee talyaaniga   dhulka ka qaaday]
*  Ismacil Cali Abokor {[ Madaxwayne Ku xigeenkii soomaliya}
*dube cali yare oo ahaa barlamaankii 1960 dawladii ingiriiska kana mid ahaa afartii nin ee xuriyada kasoo saxeexay ingiriiska
*maxamed cali faarax wuxuu ahaa barlamaankii lixdankii  oolaga soo doortay deegaanka xiis sidoo kale wuxuu ahaa aasaasihii ururkii snm
*  Suldaan Cabdillahi Sulaan Ali    { suldaankii guud ee habrjeclo]
(contracted; show full)
*  Maxamed Nuur FadalAbwaan aad u caana isaga oo curiyay gabayo badan oo xigmadi ku dheehantahay
*  Inj Cabdifatax Cali  aqoonyahay kana mid ah siyaasiyiinta SL iminka ka mid ah injineerada shirkada ugu weyn ee samaysa qalabka Badaha http://selstad.no/
*  Cabdillahi Maxamed Ducaale wasiirkii arimaha debada Somaliland iminka ka mid ah lataliyayasha Madaxweynaha South Sudan.
*ma

[[Category:Isaaq]]
[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]