Difference between revisions 92119 and 92122 on sowiki

'''Habar Jeclo''' waa beel ka mid ah beelaha Reer Shiikh Isixaaq,Waana mid kamida Beelaha Ugu waa weyn beelaha reer Shiikh Isaxaaq sida beelaha Garxajis iyo Awal oo kale. Waxa ay dagaan ahaan dagaan dhul aad u baxad weyn laga bilaabo Bariga magalada Berbera ilaa laga gaadho xeeebta caanka ah ee Xiis sidoo kale waxay ay dagaan cidhifka dagmada Sheeikh ee gobolka Saaxil ilaa Laascanood dusheeda, hadii aan si kale u dhigana waa gobolada Saaxil, Togdheer, Saraar Sool iyo Sanaag. Wa(contracted; show full)
*  Ismacil Cali Abokor {[ Madaxwayne Ku xigeenkii soomaliya}
*dube cali yare oo ahaa barlamaankii 1960 dawladii ingiriiska kana mid ahaa afartii nin ee xuriyada kasoo saxeexay ingiriiska
*maxamed cali faarax wuxuu ahaa barlamaankii lixdankii  oolaga soo doortay deegaanka xiis sidoo kale wuxuu ahaa aasaasihii ururkii snm
*  Suldaan Cabdillahi Sulaan Ali    { suldaankii guud ee habrjeclo]
*  Suldaan Maxamoud Guuleed Mire    { suldaanka 2aad eehabrjeclo] waana Caalim diinta Islamka aad u yaqaana.

*maxamuud maxmed jaamac (gaarijiiid)gudoomiyaha guud ee beesha habarjeclo
*  Sheikh Ali Warsame Osman {sheikhulbaledka Ahaana Gumooyihii Alitixaadka Som 
*  Shiikh Bashiir *Shiikh caana oo ka qaybqaatay xoraytii iyo kicintii Gubaystaha Igriiska*
*  Faarax Oomaar * Siyaasi iyo aqoonyahan caana oo caan ku ahaa la dagaalanka jahliga iyo gumaysi la dirirka
*  Alhaaji Cabdi cawed *Indhadeero* [gasacsade caan ka ahaa dhulka somalia oo dhan]dead ahnx
*  Faarax Xarbi*ahrx* ganacsade caana iminka caruurtiisii sii wadaan ganacsiga
*  Xaaji Muuse Galaal aqoonyahan caana ahaana ninkii dajiyaya qorista af Somaliga 1970s
* [[Maxamed Ibraahim Warsame]] Abwaanka Koobaad ee Somalilada
* [[Maxamed Siciid Ducaale]] Mulkiilaha Shirkada [[Dahabshiil]]
* [[Saynab Cige]] Fanaand caana
* [[Adan maxamed Mire]] (waqaf) Wasiir hore Somaliland
* [[Cabdi Jibaar]] Fanaan Caana
* [[Abdirahim Ali Mahamoud ]] Aqoonyahan
*  Coach Jama Mohamud Aden (Karaiin) tababaraha oradada qatar
*  Salaan Carabay Abwaan aad u geesiya isaga oo curiyay gabayo badan oo dagaal iyo nabadba ka hadlaya.
*  Faarax Laanjeer Abwaan laga dhaxlay xigamad iyo gabayo murti leh.
*  Ina sanweyned mooge liiban Qariin iyo Xaakin caan ku ahaa in uu ilaaliyo cadaalada isaga oo aan laga laga caban garta u gooyo.
*  Maxamed Nuur FadalAbwaan aad u caana isaga oo curiyay gabayo badan oo xigmadi ku dheehantahay
*  Inj Cabdifatax Cali  aqoonyahay kana mid ah siyaasiyiinta SL iminka ka mid ah injineerada shirkada ugu weyn ee samaysa qalabka Badaha http://selstad.no/
*  Cabdillahi Maxamed Ducaale wasiirkii arimaha debada Somaliland iminka ka mid ah lataliyayasha Madaxweynaha South Sudan.
*maxamuud xaashi cabdi wasiirka wasaarada duulista iyo hawada somaliland ee iminka
*xuseen cabdi ducaale wasiirka wasaarada macdanta iyo biyaha somaliland  ee iminka
   faanaaniinta habarjeclo
         suxufiyiinta habarjeclo 
* weriye axmed cabdiraxmaan xirsi heelo kahawlgala horncable tv
*weriye muniir axmed cigaal kahawlgal tvga qaranka somaliland
*suxufi  xuseen awjaamac jibriil xagar waa ruug cadaayada saxaafada wuxuuna kahawl galaa bbcd laanta fka somaliga waana masuulka gobolada abri ee somaliland ee bbcda
* xildhibaan cabdiraxmaan yuufus cartan waa aasaasayaashii saxaafada somaliland
*aqoonyahan suxufi xasan maxamed jaamac (xasan xiis)ahan madaxa arimaha bulshada ee shirkada dahabshiil
*weriye maxamed cabdi ducaale (maxamed cabdi ruugbuur) waa wariyaha somaliland ujooga wakaalada wararka ee franceafp
         fanaaniinta
*saynab cige maxamed xadhigle waa fanaaniintii waaberi iyo hada
*saafi ducaale fanaaniinti waaberi ale haunaxariste
*cabdi jibaar alkhaliiji fanaaniintii waaberi iyo kuwa hada
*cabdi jaamac caabi (qaboojiye) fanaaniinta hada hormoodkooda
*ciid jaamac batalaale fanaaniinta hada hormoodkooda
*cismaan qays fanaaniinta hada 
*cabdifatax axmed tacabir (cabdifatax yare) hormoodka fanaaniinta dambe


[[Category:Isaaq]]
[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]