Difference between revisions 92341 and 92389 on sowiki


FG: G A A L J E C E L MA AHAN  H A W I Y E 



Gaaljecel waa beel ka mid ah beelaha ugu waa wayn Soomaalidya Islamarkaasina  ah Beelaha Ugu tunka Weyn, kaasoo ku Abtirsada  Gardheere Samaale (oo ah curadkii Samaale)


(contracted; show full)
*General Maxamed Cismaan Cali "Maxamed Garooso" Madaxii Hubka iyo rasaasta ee Ciidanka Difaaca cirka.
*General Cismaan Noor Taliyihii dugsi kumaandoosta iyo Ciidanka difaaca cirka ee Balli doogle.
*General Ibraahim Doofeedow. Madaxa Tababarada Ciidanka Asluubta.
*General Duuliye Maxamed nuur xussen " Shekh noor Caloofi" Taliyihii ciidanka cirka ee gobolada dhexe,
 kana mid ahaa saraakiishii aas-aastay Ciidanka cirka sanadihii 1961, Wuxuu Heley Billadii Ahayd Gaashaanka Ciidanka cirka,iyo Baalkii Gor-Gorka ahayd , Ka dib markii uu riday Dayuurad Dagaal oo ay leeyihiin ciidanka cirka ee ethoipia Sannadkii 1977"  Dayaaradaasoo Ahayd "F-5" isagoo watay Miig M-21F.
*G/Le Sare  Duuliye C/laahi xaaji Maxamed yarow.
*Gle Sare C/qaadir Axmed Cismaan Madaxii nabad sugidda ee Degmada Berbera.
*Prof. Doctor :Cali Xassan Cismaan "Cali Xogsade" Madaxa Kulliyada waxbarashada Jaamacada Dhammar ee Dalka Yemen Sannadihii 1996-2000
*Prof. Abuukar Sheikh CabdiDhagool.
*Prof. Awys SHiekh Yoonis.
*Doctor Hassan Maxamed Cismaan "Xassan Shiino" Gynocology, and childrens disease.
*Doctor C/qaadir Daauud Hussein 
* Dr: Abdwahaab macalin muxumed wasiir dowladii carta
* Mudane  Ali Abdi Mohamed  ,, Gudoomiyaha  qurba Joogta Beesha Gaaljecel Jarmalka
* Mahamud olow barrow Somalia ambassador in indonesia  
° ADAN BUULE CUMAR ( NABA DOOKA, MAKAIIL, AMIN YIBIROW,''EE 'BEESHA 'GAALJECEL'
* SH.Aadan Cusmaan Axmed 
* Sh. Aadan Xuseen Bukow
* Dr. Ahmed Maxamed Imaan, Agaasimaha Guud Wasaaradda kalluumeysiga 2007-2012
* Eng. C/qaadir Aadan Jiraabey; Madaxweynaha Hiran & Midland
* Eng.Axmed mohamed aadan  
* Mr. Abdirahim Ibrahim  Sheikh (Phd candidate) 
* Eng.Dr. Cabdicasiis Maxamed Cabdi (Phd)
* Dr. Hassan Ahmed Elmi (Hassan Jaalle)
* Eng: Muuse Nuur Amiin Wasiirkii Arimaha Gudaha iyo Amniga qaranka 2009
* Dr. Maxamuud Cabdi Ibraahim {Garweyne} Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga 2011
* prof. mohamed adan osman 
* Xildhibaanad Marwo : Xabiiba Nuur Qaasim" Xabiiba Nuur Gendi"
* Xildhibaan Sh. C/sataar Sh. Xasan Barsane
* Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow
* wasiirka shaqada iyo shaqaalaha saalax Cali Faarax 2004/2008
*Xildhibaan Abdiraxmaan Macalin Ali Ruunkinet
*Dr: Abdihakim Maxmed Abdi Dr: Majiiste
* Dr. Xusseen Nuunoow
*Eng:  maxamed cismaan dhakadow
* Dr. Daa'uud Axmed Maxamed (Dhaqtar Guud - Public Health)
* Korneel: Saalax Cali Faarax
* Eng: Issa Mumin Ali "Abuhureyra" Gudoomiyaha  qurba joogta beesha Gaaljecel
*Prof :Hassan Maxmed Nuur 
* Abdi  wahab Maxamad Shiiloow : Wasiirka Isgaarsiinka Boostada Hiiraan Midland , 
* Korneel: Cabaas Maxamuud Cadow
* Hassan Qaasim subeer Marreyihii wakaalada kiinista partolka somaliyeed 
* Korneel: Cumar Cabdule Gaatiyow
* Korneel: Abuukar Cabdalle Isaaq
* Korneel: Yuusuf Cali Cagay( qasaye)
* G/sare: Cumar adan (dhoore)
*Col:Cadaay Ali Shiiq
*Col:  Ibrahim Guraceel
*col:axmed nuur yarow
* Capton : Osaman Mohamed Farah "Musharixii Tartanka Madaxweynaha somalia 2002" hana musharx madaxweynimo 2012
* DR  Abdulaahi Mohamed shaacir "Musharixii Tartanka Madaxweynaha somalia 2002"
*Eng Bishaar Aadan Geedi "Guddmiyaha dhalinyarada beesha Gaaljecel"
* Suldaan mohamed suldaan Ali Suldaan suulgaraar(UURXUUB) "suldaanka saransoor".
* Ibraahim Amiin Jeesoow
*ALI ABDI MOHAMED  Gudoomiyaha  Besha Gaaljecel Dalka Jarmalka 
* Suldaan Abdi Arab suldaan Mohamed suldaan Suulgaraar.
* Nabadoon Yuunqow Muumin Xareed
* Nabadoon Maxamed Carab , NAbadoonka Beesha Doorwaaq ee jubbooyinka.
* Nabadoon:Maxamed Shiiloow Xuseen {Hiiran, Banaadir & shabeelooyinka}
* Nabadoon: Cabdullaahi yaroow hadaafoow
* Suldaan Rashiid dhure {Juboyinka }
* Suldaan Aden abdi Kheyre{Jubooyinka}
*Boorka muxumed caboow  dhagacade (Boor kariiye)
*Dr.Tahliil faarax cawar.(dhaqaatir bilaa xudud)
*DR.Mustaf cudarada Guud.
*Dr.Isaaq ameeriko.
(contracted; show full)




[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]

[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]