Difference between revisions 92389 and 92392 on sowiki


FG: G A A L J E C E L MA AHAN  H A W I Y E 



Gaaljecel waa beel ka mid ah beelaha ugu waa wayn Soomaalidya Islamarkaasina  ah Beelaha Ugu tunka Weyn, kaasoo ku Abtirsada  Gardheere Samaale (oo ah curadkii Samaale)


(contracted; show full)
* Ubuukaate sare: Xassan Cusman Jumbur {Hiiraan}  soona qabtay Jagooyin sar sare
* ''Abdulahi Macalin Mahamed "Faax"  Agaasimihii  Wasaarada Shaqada, Shaqaalah iyo Sportska''
* General Abiikar Noor Aadan Xoghayihii xafiiska ccidamada ee Maxamed siyaad Barre,Ahaana Governatoorkii Gobolada sanaag iyo Sool.
*General Maxamed Cismaan Cali "Maxamed Garooso" Madaxii Hubka iyo rasaasta ee Ciidanka Difaaca cirka.
waxaa uu helay Billado geesinimo ka dib markii uu shabakad Gantaalo difaaceed uu ku fidiyey,Gobolada Awdal, Togdheer.,Bakool ,Bay, Mudug, halkaasi oo ay ka caageen in ay dib us oo haweystaan dayuuradaha dagaalka ee Ethiopia,sanadihii 1976-1986.
*General Cismaan Noor Taliyihii dugsi kumaandoosta iyo Ciidanka difaaca cirka ee Balli doogle.
*General Ibraahim Doofeedow. Madaxa Tababarada Ciidanka Asluubta.
*General Duuliye Maxamed nuur xussen " Shekh noor Caloofi" Taliyihii ciidanka cirka ee gobolada dhexe, kana mid ahaa saraakiishii aas-aastay Ciidanka cirka sanadihii 1961, Wuxuu Heley Billadii Ahayd Gaashaanka Ciidanka cirka,iyo Baalkii Gor-Gorka ahayd , Ka dib markii uu riday Dayuurad Dagaal oo ay leeyihiin ciidanka cirka ee ethoipia Sannadkii 1977"  Dayaaradaasoo Ahayd "F-5" isagoo watay Miig M-21F.
* General Macow Dhicisow cali"Macow Dheere" oo ahaa taliyihii watay ciidamadii xureeyey, Awaare, isla markaana ku dhegebeelay,Dagaalkii jig-jiga, Waxaana lagu abaal mariyey,3 biladood oo labo ay yihiin dahab,midana ya thaya qalin.
*G/Le Sare  Duuliye C/laahi xaaji Maxamed yarow.
*Gle Sare C/qaadir Axmed Cismaan Madaxii nabad sugidda ee Degmada Berbera.
*Prof. Doctor :Cali Xassan Cismaan "Cali Xogsade" Madaxa Kulliyada waxbarashada Jaamacada Dhammar ee Dalka Yemen Sannadihii 1996-2000
*Prof. Abuukar Sheikh CabdiDhagool.
*Prof. Awys SHiekh Yoonis.
*Doctor Hassan Maxamed Cismaan "Xassan Shiino" Gynocology, and childrens disease.
*Doctor C/qaadir Daauud Hussein  Aggsimahii guud ee  Xannaanada Xoolaha, ee gobolada Shabeelooyinka,iyo Agaasimahii guud ee Waaxda fidinta xoolaha iyo Rimmi gacmeedka degmada afgooye.
* Dr: Abdwahaab macalin muxumed wasiir dowladii carta
* Mudane  Ali Abdi Mohamed  ,, Gudoomiyaha  qurba Joogta Beesha Gaaljecel Jarmalka
* Mahamud olow barrow Somalia ambassador in indonesia  
° ADAN BUULE CUMAR ( NABA DOOKA, MAKAIIL, AMIN YIBIROW,''EE 'BEESHA 'GAALJECEL'
* SH.Aadan Cusmaan Axmed 
* Sh. Aadan Xuseen Bukow
* Dr. Ahmed Maxamed Imaan, Agaasimaha Guud Wasaaradda kalluumeysiga 2007-2012
(contracted; show full)




[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]

[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]