Difference between revisions 92401 and 92611 on sowiki


FG: G A A L J E C E L MA AHAN  H A W I Y E 



Gaaljecel waa beel ka mid ah beelaha ugu waa waeyn Soomaalidya Islamarkaasina  ah Beelaha Ugu tunka Weyn, kaasoo ku Abtirsada  Gardheere Samaale (oo ah curadkii Samaale)


GARDHEERE SAMAALE (oo ahaa Curadkii Samaale)waxaa ka farcamay:
*Garjante Gardheere
*Riyale Garjante 
*Mataan Riyaale, oo isna dhalay (SARANSOOR MATAAN).


Saransoorna waxaa ka farcamay afar qabiil oo kala ah

*GAALJECEL SARANSOOR
*'''[[Dagoodiye Saransoor]]'''
*'''[[Ciise Saransoor]]''' 
*'''[[Masarre Saransoor]]'''
'''
* '''gaaljecel''' 
.b * Barsane 
.s * Sooraanle
   .d* Doqondiide 
    .d* Ersandhali
      * Dirisame
      * Doorwaaq
       .a  * Abtisame
        .lahube * Luhubo
           * Makaahiil
          .c * Caloofi
          .makaahiil  * Bees
 
      







        
Hadaba hadii aynu gaaljecel u abtirino waxay noqonaysa sidan:(Gaaljecel, Saransoor,mataan, Gardheere Samaale)


Beelweynta '''Gaaljecel''' waxay dagaan laga soo bilaabo Hiiraan ,Shabeellaha Dhexe,  
Shabeellaha Hoose,Jubadda Dhexe iyo Jubadda Hoose. sidoo kale waxey degaan Itoobiya & Kenya
(contracted; show full)




[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]

[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]