Difference between revisions 92611 and 92612 on sowiki


Gaaljecel waa beel ka mid ah beelaha ugu waa weyn Soomaalida Islamarkaasina  ah Beelaha Ugu tunka Weyn, kaasoo ku Abtirsada  Gardheere Samaale (oo ah curadkii Samaale)


GARDHEERE SAMAALE (oo ahaa Curadkii Samaale)waxaa ka farcamay:
*Garjante Gardheere
*Riyale Garjante 
*Mataan Riyaale, oo isna dhalay (SARANSOOR MATAAN).


Saransoorna waxaa ka farcamay afar qabiil oo kala ah

*GAALJECEL SARANSOOR
*'''[[Dagoodiye Saransoor]]'''
*'''[[Ciise Saransoor]]''' 
*'''[[Masarre Saransoor]]'''
'''
* 

'''gaaljecel''' 
 * Barsane 
 * Sooraanle
   * Doqondiide 
   * Ersandhali
      * Dirisame
      * Doorwaaq
         * Abtisame
(contracted; show full)




[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]

[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]