Difference between revisions 93869 and 93888 on sowiki

'''Habar Jeclo''' waa beel ka mid ah beelaha Reer Shiikh Isixaaq,Waana mid kamida Beelaha Ugu waa weyn beelaha reer Shiikh Isaxaaq sida beelaha Garxajis iyo Awal oo kale. Waxa ay dagaan ahaan dagaan dhul aad u baxad weyn laga bilaabo Bariga magalada Berbera ilaa laga gaadho xeeebta caanka ah ee Xiis sidoo kale waxay ay dagaan cidhifka dagmada Sheeikh ee gobolka Saaxil ilaa Laascanood dusheeda, hadii aan si kale u dhigana waa gobolada Saaxil, Togdheer, Saraar Sool iyo Sanaag. Wa(contracted; show full)
*suxufi  xuseen awjaamac jibriil xagar waa ruug cadaayada saxaafada wuxuuna kahawl galaa bbcd laanta fka somaliga waana masuulka gobolada abri ee somaliland ee bbcda
* xildhibaan cabdiraxmaan yuufus cartan waa aasaasayaashii saxaafada somaliland
*aqoonyahan suxufi xasan maxamed jaamac (xasan xiis)ahan madaxa arimaha bulshada ee shirkada dahabshiil
*weriye maxamed cabdi ducaale (maxamed cabdi ruugbuur) waa wariyaha somaliland ujooga wakaalada wararka ee franceafp
         fanaaniinta

*maxamuud Xuseen Sulub (Halwed)Fanaankii Bilabay heesaa Wadnigaa 
*saynab cige maxamed xadhigle waa fanaaniintii waaberi iyo hada
*saafi ducaale fanaaniinti waaberi ale haunaxariste
*cabdi jibaar alkhaliiji fanaaniintii waaberi iyo kuwa hada
*cabdi jaamac caabi (qaboojiye) fanaaniinta hada hormoodkooda
*ciid jaamac batalaale fanaaniinta hada hormoodkooda
*cismaan qays fanaaniinta hada 
*cabdifatax axmed tacabir (cabdifatax yare) hormoodka fanaaniinta dambe


* 
[[Category:Isaaq]]
[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]