Difference between revisions 93888 and 94040 on sowiki

'''Habar Jeclo''' waa beel ka mid ah beelaha Reer Shiikh Isixaaq,Waana mid kamida Beelaha Ugu waa weyn beelaha reer Shiikh Isaxaaq sida beelaha Garxajis iyo Awal oo kale. Waxa ay dagaan ahaan dagaan dhul aad u baxad weyn laga bilaabo Bariga magalada Berbera ilaa laga gaadho xeeebta caanka ah ee Xiis sidoo kale waxay ay dagaan cidhifka dagmada Sheeikh ee gobolka Saaxil ilaa Laascanood dusheeda, hadii aan si kale u dhigana waa gobolada Saaxil, Togdheer, Saraar Sool iyo Sanaag. Wa(contracted; show full)*********Cigaal Dahir
*********Xassan Dahir
*********Omar Dahir
**********Collow Cumar
**********Kalil Omar
**********Ali Omar
**********Abokor Omar

          Muuse Abokor
          Qaloobi Abokor
          Ahmed Abokor
          Abdi  Ahmed
          adem  Ahmed
          Qoorsheel Ahmed
          Duale  Ahmed
          Seed  Ahmed
          Shabeel Seed
          Ahmed   Seed
          Egal    Seed
          Nour Seed
          Daahir Seed
          Osman  seed
          Jama Seed
          Hirsi Seed
          Mouse Seed


**********Mohammed Omar
**********Guled Omar
**********Ismail Omar


*YUUSUF ISMAACIL (Reer Yuusuf)(laandheeraha habar jecelo)
************Muse Yuusuf
************Xassan Yuusuf
(contracted; show full)*ciid jaamac batalaale fanaaniinta hada hormoodkooda
*cismaan qays fanaaniinta hada 
*cabdifatax axmed tacabir (cabdifatax yare) hormoodka fanaaniinta dambe


* 
[[Category:Isaaq]]
[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]