Difference between revisions 94193 and 94223 on sowiki'''Habar Jeclo''' waa beel ka mid ah beelaha Reer Shiikh Isixaaq,Waana mid kamida Beelaha Ugu waa weyn beelaha reer Shiikh Isaxaaq sida beelaha Garxajis iyo Awal oo kale. Waxa ay dagaan ahaan dagaan dhul aad u baxad weyn laga bilaabo Bariga magalada Berbera ilaa laga gaadho xeeebta caanka ah ee Xiis sidoo kale waxay ay dagaan cidhifka dagmada Sheeikh ee gobolka Saaxil ilaa Laascanood dusheeda, hadii aan si kale u dhigana waa gobolada Saaxil, Togdheer, Saraar Sool iyo Sanaag. Wa(contracted; show full)*Rageh *Ise *Idris *Bahnan *Jibril *Ahmed *Ali * TAAJIRKA SANBUURKA DAHABSHIIL ⏎ ⏎ ⏎ === Habar Jeclo, Axmed Shiikh Isaxaaq, (Toljeclo) **Xasan Axmed **Xuseen Axmed ** daahir Axmed ** Siciid Axmed ***Axmed xasan ***warfaa xasan ****maxamed xasan ********************** Maxamed Wacays ************ Xaamud Muse ****** Aaden Ismaciil ********* Caraale Adan ********* Cigaal Adan **** Muse axmed **** Xirsi Axmed ********Saalax Axmed *********Mohamed Ahmed **********Rage Maxamed **********Badeed Maxamed **********Collow Maxamed **********Buraale Maxamed **********Jibriil maxamed ***Muse Abokor **** bahmajeelo **** isaxaaq adaraxmaan **** cabdalle adaraxmaan **** ismaciil adaraxmaan **** Uduruxmiin Muse ***** Cumar Uduruxmiin ***** Cali Uduruxmiin All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=94223.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|