Difference between revisions 94223 and 94224 on sowiki

'''Habar Jeclo''' waa beel ka mid ah beelaha Reer Shiikh Isixaaq,Waana mid kamida Beelaha Ugu waa weyn beelaha reer Shiikh Isaxaaq sida beelaha Garxajis iyo Awal oo kale. Waxa ay dagaan ahaan dagaan dhul aad u baxad weyn laga bilaabo Bariga magalada Berbera ilaa laga gaadho xeeebta caanka ah ee Xiis sidoo kale waxay ay dagaan cidhifka dagmada Sheeikh ee gobolka Saaxil ilaa Laascanood dusheeda, hadii aan si kale u dhigana waa gobolada Saaxil, Togdheer, Saraar Sool iyo Sanaag. Wa(contracted; show full)******* Allamagan Cabdulle
*******Xussen Cabdulle
*******'Faraax Cabdulle
********Faahiye Faarax
********Bayle Faarax


*Daahir Faarax(Reer Daahir)(
lionMOUSE OF SOMALILAND)
*********Nuux Daahir
*********Guled Dahir
*********Barreh Dahir
*********Kalil Dahir
*********Axmed Dahir
*********Cigaal Dahir
*********Xassan Dahir
(contracted; show full)**** bahmajeelo
**** isaxaaq adaraxmaan
**** cabdalle adaraxmaan
**** ismaciil adaraxmaan

**** Uduruxmiin Muse
***** Cumar Uduruxmiin
***** Cali Uduruxmiin