Difference between revisions 96616 and 96665 on sowiki

'''REE XAAJI SALEEBAAN ( Suleiman )''' waa beel kamid ah beel weynta HABARGIDIR ee HAWIYE ahna beesha labaad oo uguban habargir markalaga reebo ceyr uguna xadaarisan beelaha habar gidir uguna waxtarsan waxa lagu amaana NABAD JACEYL IYO DARIS WANAAG wadaniyad iyo Geesinimo waxaeyna dagtaa gobolda dhexe iyo gobolka banaadir iyo waliba shabeelaha hoose , waxayna ku badanyihiin maamulka goboleedka somaliyeed ee  [[Ximan iyo Xeeb State]].Caasimada maamulkaan waa '[['Cadaado]'' (مدينة أدادو) Isla markaasna Cadaad(contracted; show full)* Max,ed Max,uud Aden.
* Bishaaro Max,ed Gadiye Bisharo wadani.
* Max,uud Cabdi Diirshe Kuuriya. 
* Axmed Cabdi Xasan .
* Nimco Xassan Nuur
* Cadde Cabdi Ruudka.

[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]