Difference between revisions 96665 and 96762 on sowiki'''REE XAAJI SALEEBAAN ( Suleiman )''' waa beel kamid ah beel weynta HABARGIDIR ee HAWIYE ahna beesha labaad oo uguban habargir markalaga reebo ceyr uguna xadaarisan beelaha habar gidir uguna waxtarsan waxa lagu amaana NABAD JACEYL IYO DARIS WANAAG wadaniyad iyo Geesinimo waxaeyna dagtaa gobolda dhexe iyo gobolka banaadir iyo waliba shabeelaha hoose , waxayna ku badanyihiin maamulka goboleedka somaliyeed ee [[Ximan iyo Xeeb State]].Caasimada maamulkaan waa '[['Cadaad(contracted; show full)--OBOKOR * Ree Obokor oo ah dad ku mideysan magacaas oon isqeybin lkn tira ahaan iyo fac ahaanba la siman gaabane ---GAABANE * Ree Faarax Rooble * Ree yabarow * Ree WadalaanUgaas * Ree Bahceyr * Ree Habaraawe * iyo intaan garaneyn --HOGAANKA SIYAASADA( POLITICIANS) * 1- Ali Shido Omar (Somali: Cali Shido Cumar, Arabic: علي شدو عمر) was a senior Somali politician and elder. He was one of the (contracted; show full)* afweyne cabdi haayir * maxamed sh cali guuleed kashkaash ............................................................................................. Saxafiyiin (JOURNALISTS) oo soo abaabulay warbaahintii ugu horaysay ee xor ah oo dalka laga hirgaliyo,sida waragaysyada qaran xogogaal ayaamaha laacib, gool wariyaasha uga caansan waxaa ka mida ⏎ ⏎ * mahad axmed cilmi, ⏎ * cumar diini caano geel, * cabdulaahi black was Head of Radio capital Voice * cumar diini caano geel,-Owner of Xog Ogal daily news * cabdulaahi Maxamed Xassan (black)-owner of ayaamaha Press * cabdulaha fahad bile gurxan * maxamed xaaji ingiriis * cabdi casiis saadaad * cabdulaahi taajirow * alcadaala * amiin yuususf qasaaro -Owner of Goal Sports news * cabdi aadan. * Max,ed Max,uud Max,ed Saxardiid. * Hassan Baashi Abdi Aden. * Nuur Abdi Jimcaale Saxafi yare * Max,ed Max,uud Aden. * Bishaaro Max,ed Gadiye Bisharo wadani. * Max,uud Cabdi Diirshe Kuuriya. * Axmed Cabdi Xasan . * Nimco Xassan Nuur * Cadde Cabdi Ruudka. [[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=96762.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|