Difference between revisions 97750 and 97751 on sowiki

'''Habar Jeclo''' waa beel ka mid ah beelaha Reer Shiikh Isixaaq,Waana mid kamida Beelaha Ugu waa weyn beelaha reer Shiikh Isaxaaq sida beelaha Garxajis iyo Awal oo kale. Waxa ay dagaan ahaan dagaan dhul aad u baxad weyn laga bilaabo Bariga magalada Berbera ilaa laga gaadho xeeebta caanka ah ee Xiis sidoo kale waxay ay dagaan cidhifka dagmada Sheeikh ee gobolka Saaxil ilaa Laascanood dusheeda, hadii aan si kale u dhigana waa gobolada Saaxil, Togdheer, Saraar Sool iyo Sanaag. Waxaa kale oo ay beeshu degtaa dhul aad u balaadhan oo ka mid ah Sone 5 ee itoobiya ama Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya sidoo kale beeshu waxay ay deegaan balaadhan ku leedahay NDF ama Dulka Somalida Kenya.
habar jeclo waa beel aad u baladhan wana beesha ugu baladhan isaaqa wana beesha kaliya ee dhanka siyaasada ugu tunka weeyn haday noqoto dhaqaale  waxaa luga qiyaasaa in ay yihiin tiro ahaan dadka habarjeclo 50% dadka Isaaqa ah waana qabiilada ugu Maaliyada iyo Siyaasada badan Isaaqa. tusaale ahaan markii Igriiska xoriyada laga soo qaadanayay waxaa ugu horeeyay oo saxeexa la gaadhay igriiska wuxu ahaa Prof Maykal Maryama, markii dowladii Siyaad barre wadanka qabsatayna dhamaan siyaasiyiintii Isaaqa u matalayay dowladaasi waxay ahayeen habarjeclo marka laga rabeemo midhadh faro ku tiris ah, waxaana laga xusi karaa. Madaxweyne kuxigeenkii Soomaaliya General Ismaciil Cali Abokor kana mid ahaa 5ta golaha sare ee kacaanka,General Xasan Sellin oo taliyihii saadka ugu sareeyey dawladii siyaad barre, sidoo kale waxaa ka mid ahaa  Kornaylkii caanka ahaa ee Kornayl Axmed Xasan Muuse iyo waliba wasiirkii ugu horeeyay ee qorshaynta oo ahaa Axmed Siilaanyo. kii waxbarasha Saleeban Gaal Ganankii ciidamada Badda Adan Waqaf.

==Waxay u kala baaxan sidan == 

=== Habar Jeclo, Muuse Sh.Isxaaq (BOQORTA REER SHEIKH ISXAAQ)===                    n                                                                                                                                                            

(contracted; show full)*Siyad
*Rageh
*Ise
*Idris
*Bahnan
*Jibril
*Ahmed
*Ali