Difference between revisions 97751 and 97752 on sowiki

'''Habar Jeclo''' waa beel ka mid ah beelaha Reer Shiikh Isixaaq,Waana mid kamida Beelaha Ugu waa weyn beelaha reer Shiikh Isaxaaq sida beelaha Garxajis iyo Awal oo kale. Waxa ay dagaan ahaan dagaan dhul aad u baxad weyn laga bilaabo Bariga magalada Berbera ilaa laga gaadho xeeebta caanka ah ee Xiis sidoo kale waxay ay dagaan cidhifka dagmada Sheeikh ee gobolka Saaxil ilaa Laascanood dusheeda, hadii aan si kale u dhigana waa gobolada Saaxil, Togdheer, Saraar Sool iyo Sanaag. Wa(contracted; show full)tiris ah, waxaana laga xusi karaa. Madaxweyne kuxigeenkii Soomaaliya General Ismaciil Cali Abokor kana mid ahaa 5ta golaha sare ee kacaanka,General Xasan Sellin oo taliyihii saadka ugu sareeyey dawladii siyaad barre, sidoo kale waxaa ka mid ahaa  Kornaylkii caanka ahaa ee Kornayl Axmed Xasan Muuse iyo waliba wasiirkii ugu horeeyay ee qorshaynta oo ahaa Axmed Siilaanyo. kii waxbarasha Saleeban Gaal Ganankii ciidamada Badda Adan Waqaf.

==Waxay u kala baaxan sidan == 

=== Habar Jeclo, Muuse Sh.Isxaaq (BOQOR
TADA REER SHEIKH ISXAAQ)===                    n                                                                                                                                                            

*  Jibriil Abokor Muse                                                     
** Cumar Jibriil
*** Beeda Cumar
*** Isxaaq Cumar
**** Cali Isxaaq                  
**** Ayuun Isxaaq
(contracted; show full)*Siyad
*Rageh
*Ise
*Idris
*Bahnan
*Jibril
*Ahmed
*Ali