Difference between revisions 98008 and 98102 on sowiki'''REE XAAJI SALEEBAAN ( Suleiman )''( والعربي' ( الحاج سليمان waa beel kamid ah beel weynta HABARGIDIR ee HAWIYE ahna beesha sadex2aad ooee ugub badan habargir markalaga reebo ceyr iyo sacad uguna xadaarisan beelaha habar gidir aadna isugu xiran waxa lagu amaana midnimo wadajir wadaniyad iyo Geesinimo waxaeyna dagtaa gobolda dhexe iyo gobolka banaadir iyo waliba shabeelaha hoose , waxayna ku badmideysan yihiin maamulka goboleedka somaliyeed ee [[Ximan iyo Xeeb State]].Caasimada maamulkaan waa '[['Cadaado]'' (مدينة أدادو) Isla markaasna Cadaado waa magala madaxda Gobalka Ximan waxana hoos taga Degmada Godinlabe, Degmada Baxdo, Gidheys Iwm. Magalada 2aad waa Hobyo ((المدينة الساحلية هوبيو)) waa magaalo xeebeed aad u fac weyn lehna ilbaxnimo iyo taariikh fog waxaa soo maray boqortoyoyinkii ugu awooda badanaa gayiga somalia waxayna ka mid eheyd magaalooyinkii ilbaxnimada somalia u ahaa saldiga sida muqdisho, seylac, marko, iyo Bravo, haatan waa magaala madaxda Gobalka Xeeb waxana hoos tago magalooyin badan sida Degmada Camaara, Ceel huur, Caad iyo kuwa kaloo badan,iwm⏎ ⏎ Besha ree Xaaji saleebaan waxey u kala baxdaa FARAX IYO DASHAME''' --FARAX wuxuu u qeysamaa HEYSOW iyo MAXAMED CABDI. ..HEYSOOW * 1 REEee Warfaa * 2 REEee Bah abgaal * 3 Ree Xirsi * 4 REEee Midi yar ,,,,,,,Nb fadlan sax hadan qalday laftan booskeeda * 5 REEee Daangaale * 6 REEee Bah Ceyr .......NB , fadlan sax hadan qalday laftaan booskeeda ..MAXAMED CABDI * 1 Reer Muuse * 2 Reer Warsame * 3 Reer Caraaye * 4 Reer Gaafoow (contracted; show full)* mahad axmed cilmi, was Head of Radio capital Voice * cumar diini caano geel,-Owner of Xog Ogal daily news * cabdulaahi Maxamed Xassan (black)-owner of ayaamaha Press * maxamed xaaji ingiriis * amiin yuususf qasaaro -Owner of Goal Sports news [[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=98102.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|