Difference between revisions 98102 and 98547 on sowiki

'''REE XAAJI SALEEBAAN ( Suleiman )''( والعربي' ( الحاج سليمان  waa beel kamid ah beel weynta HABARGIDIR ee HAWIYE ahna beesha 2aad ee ugu badan habargir markalaga reebo ceyr uguna xadaarisan beelaha habar gidir aadna isugu xiran waxa lagu amaana midnimo wadajir wadaniyad iyo Geesinimo waxaeyna dagtaa gobolda dhexe iyo gobolka banaadir iyo waliba shabeelaha hoose , waxayna ku mideysan yihiin maamul goboleedka somaliyeed ee  [[Ximan iyo Xeeb State]].Caasimada maamulkaan waa '[['Cadaado]'' (مدينة أدادو) Isla markaasna Cadaado waa magala madaxda Gobalka Ximan waxana hoos taga Degmada Godinlabe, Degmada Baxdo, Gidheys Iwm. Magalada 2aad waa Hobyo ((المدينة الساحلية هوبيو)) waa magaalo xeebeed aad u fac weyn lehna ilbaxnimo iyo taariikh fog waxaa soo maray boqortoyoyinkadii ugu awooda badanaa gayiga somaliquwada weyneyd geeska africa ee ajuuraanka waxayna ka mid eheyd magaalooyinkii ilbaxnimada somalia u ahaa saldiga sida muqdisho, seylac, marko, iyo Bravo, haatan waa magaala madaxda Gobalka Xeeb waxana hoos tago magalooyin badan sida Degmada Camaara, Ceel huur, Caad iyo kuwa kaloo badan,iwm


Besha ree Xaaji saleebaan waxey u kala baxdaa FARAX IYO DASHAME'''

--FARAX
wuxuu u qeysamaa HEYSOW iyo MAXAMED CABDI.

(contracted; show full)* mahad axmed cilmi, was Head of Radio capital Voice 
* cumar diini  caano geel,-Owner of Xog Ogal daily news
* cabdulaahi Maxamed Xassan (black)-owner of ayaamaha Press
* maxamed xaaji ingiriis 
* amiin  yuususf qasaaro -Owner of Goal Sports news 


[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]